Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka howlaha guud oo la kulmay injineerradii hore ee wasaaraddaasi

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka wasaaradda howlaha guud iyo dib u dhiska dalka ayaa maanta kulan la qaatay qaar ka mid ah Injineerradii hore ee wasaaradda.

Kulanka wasiirka wasaaradda howlaha guud iyo dib u dhiska dalka Ing. Saalaax Sheekh Cusmaan uu la qaatay Injineerradii hore ee ka soo shaqeeyay wasaaradda ayaa looga hadlay sidii ay Injineeradani wasaaradda uga caawin lahaayeen qibradooda ku aadan dib u dhiska iyo soo nooleynta sharciga dib u dhiska dalka.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Wasiirka ayaa Injineerrada ka dhaqeystay talooyin ku aaddan qaabka dib loogu soo nooleynkaro howliihii wasaaradda, iyagoo hoosta ka xariiqay muhiimadda ay leedahay dib u howlgelinta wakaaladdii hindisaha Soomaaliyeed ee hoos tagi jirtay wasaaradda.

Injineer Ibraahim Muuse Abuukar oo ku hadlay magaca Injineerrada wasaaradda ayaa sheegay iney ka go’antahay injineerrada iney kaalin wax ku ool ah ka qaataan horumarinta howlaha wasaaradda, isagoo intaa ku daray iney diyaar u yihiin ineey qibradooda uga faa’iideeyaan ummadda Soomaaliyeed.

Kulanka uu wasiirku la qaatay Injineeradii hore ee wasaaradda ayaa looga dhawaaqay guddi ka shaqeeya diyaarinta shuruucda dhismaha dalka

Wasiirka howlaha guud iyo dib u dhiska dalka Injineer Saalax Sheekh Cusmaan oo ka hadlay howlaha guddiga ayaa yiri ”Shaqadoodu waxey tahay soo nooleeynta wakaaladihii sida wakaalada dhiskamaha wakaalada hindisaha, wakaalada jidadka wakaaladda hindisaha ayna dabbaqaan wixi loo xilsooray muddo dhowna ay soo diyaariyaan.

Previous Post

Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug oo ka hadlay qorshaha horyaalla “SAWIRRO”

Next Post

Xaflad abaalmarin lagu guddoonsiinayay madaxda shirkadda Favori oo lagu qabtay Muqdisho

Next Post
Xaflad abaalmarin lagu guddoonsiinayay madaxda shirkadda Favori oo lagu qabtay Muqdisho

Xaflad abaalmarin lagu guddoonsiinayay madaxda shirkadda Favori oo lagu qabtay Muqdisho

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In