Wasiirka Wasaaradda Howlaha Guud, Dib-u-dhiska iyo Guryeynta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali oo ay weheliyeen Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda iyo Agaasimaha Guud ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabbilay wafdi ka socday USAID/TIS3 oo uu hoggaaminayay Madaxa Hayโadda DT Global ee Soomaaliya Iftikhar Ahmad.
Ajandaha kulankaan ayaa ahaa xoojinta xiriirka shaqo ee Hayโadda TIS-3 iyo Wasaaradda howlaha Guud iyo dardargelinta Barnaamijyada xasilinta iyo dib-u-dhiska dalka.