Tuesday, March 24, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Howlaha Guud XFS oo shirka mashruuca SHIIP ka furay Nairobi

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
1 year ago
in Wararka
0
Wasiirka Howlaha Guud XFS oo shirka mashruuca SHIIP ka furay Nairobi
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib u dhiska & Guriyeynta XFS Dr. Cilmi Maxamuud Nuur ayaa magaalada Nairobi ka furay shirka Guddiga Hagista Mashruuca Isku-xirka Kaabayaasha Dhaqaalaha Geeska Afrika (Somali Horn of Africa Infrastructure Intregration Project) SHIIP.

Shirka oo ay kasoo qayb galeen Wasiirada Wasaaraddaha Hawlaha Guud & Dib u dhiska ee Maamul Goboleed, Masuuliyiin ka socda Wasaaradda Hawlaha Guud XFS, Maareeyaha Mashruuca iyo Hawl wadeenada mashruuca SHIIP.

Related posts

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo maamul cusub u magacawday degmada Waajid

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo maamul cusub u magacawday degmada Waajid

March 24, 2026
Tababar lagu baranaayo aqoonta beeraha oo Muqdisho ka socda

Tababar lagu baranaayo aqoonta beeraha oo Muqdisho ka socda

March 24, 2026

Shirka ayaa inta uu socdo waxaa looga wada hadli doonaa waxyaabihii u qabsoomay mashruuca sanadkii hore, Qorshaha sanadkan cusub iyo Dar-dar gelinta guud ahaan shaqooyinka mashruuca horyaalla ee daraasadaynta iyo naqshadaynta jidadka qaybta ka ah mashruuca Isku-xirka Kaabayaasha Dhaqaalaha Geeska Afrika (SHIIP).

Shirka Guddiga Hagista Mashruuca Isku-xirka Kaabayaasha Dhaqaalaha Geeska Afrika ee Soomaaliya (SHIIP) ayaa socon doona muddo saddex maalmood ah.

Previous Post

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo kulan mira dhal ah la qaatay Gabdho aqoonyahano ah

Next Post

Labo muwaadin oo dalkooda Hooyo dib loogu soo celiyay

Next Post
Labo muwaadin oo dalkooda Hooyo dib loogu soo celiyay

Labo muwaadin oo dalkooda Hooyo dib loogu soo celiyay

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo maamul cusub u magacawday degmada Waajid

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo maamul cusub u magacawday degmada Waajid

March 24, 2026
0

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS) ayaa si rasmi ah u magacawday maamulka...

Tababar lagu baranaayo aqoonta beeraha oo Muqdisho ka socda

Tababar lagu baranaayo aqoonta beeraha oo Muqdisho ka socda

March 24, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka JFS. Eng.Maxamed Xassan Cabdulle ayaa furay tababar aqoon kororsi ah oo ku saabsan...

Wasaaradda Ganacsiga XFS oo dhiirrigalinaysa kordhinta wax-soo-saarka gudaha

Wasaaradda Ganacsiga XFS oo dhiirrigalinaysa kordhinta wax-soo-saarka gudaha

March 24, 2026
0

Wasiirka wasaaradda ganacsiga iyo warshadaha dowladda FS mudane Jamaal Maxamed Xassan ayaa sheegay in wasaaraddu gacanta ku hayso siyaasad diyaarinta...

Ciidanka Kumaandooska Gorgor oo howlgal qorsheysan ka fuliyay Gobalka Shabeellada Dhexe

Ciidanka Kumaandooska Gorgor oo howlgal qorsheysan ka fuliyay Gobalka Shabeellada Dhexe

March 23, 2026
0

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Kumaandooska Gorgor, ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanno hoos yimaada Warciise ee gobolka Shabeellaha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In