Monday, February 23, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Isboortiga oo booqday Safaaradda Soomaaliya ee Isutagga Imaaraadka Carabta

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Isboortiga oo booqday Safaaradda Soomaaliya ee Isutagga Imaaraadka Carabta
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Wasaaradda dhallinyarada iyo ciyaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Barre Maxamuud iyo wafdigii uu hoggaaminayay ee magaalada Dubai ee Isutagga Imaaraatka Carabta u joogay ka qayb-galka shirweynaha horumarinta dhallinyarada ayaa maanta booqday Safaaradda Soomaaliya ee  Imaaraatka Carabta, waxaana halkaas ku soo dhoweeyay Danjire Axmed Daahir Maxamed safiirka UAE inoo fadhiya oo Wasiirka iyo wafdigii la socday warbixin ka siiyay hawlaha Safaaradda.

Danjiraha ayaa Wasiirka la wadaagay heshiisyada iskaashi ee ka dhaxeeya dalkeenna iyo Imaaraatka Carabta ee looga faa’iidayn karo dhallinyarada Soomaaliyeed, gaar ahaan kuwa la xiriira shaqo abuurka, horumarinta Isboortiga iyo in la sahlay isu socodka labada dal oo dhowrkii sano ee la soo dhaafay ay caqabado ka jireen.

Related posts

Tartamayaasha Gubadleey oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Gubadleey oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka “SAWIRRO”

February 23, 2026
Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Wasiirka Ganacsiga XFS

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Wasiirka Ganacsiga XFS

February 22, 2026

Bishii hore ayay ahayd markii Wasiir Maxamed Barre Maxamuud iyo danjiraha Imaaraatka Carabta u qaabilsan dalkeenna Amb Ahmed Jumaa Mohamed ay kulan ku yeesheen  Caasimadda Muqdisho si la isaga kaashado horumarinta dhallinyarada oo labada dal is-waydaarsadaan  khibradaha xagga horumarinta dhallinyarada maadaama dalka Isutagga Imaaraadka Carabta uu ka mid yahay dalalka horumarka muuqda ka sameeyay awoodsiinta dhallinyarada iyo ka qaybgelintooda siyaasa

Previous Post

Warshadda Gaaska cunada oo laga hirgeliyay Caabudwaaq “SAWIRRO”

Next Post

Taliyaha Booliska oo wax ka baddalay adeegga dadweynaha ee uu bixiyo hoggaanka barista dembiyada

Next Post
Taliyaha Booliska oo wax ka baddalay adeegga dadweynaha ee uu bixiyo hoggaanka barista dembiyada

Taliyaha Booliska oo wax ka baddalay adeegga dadweynaha ee uu bixiyo hoggaanka barista dembiyada

Tartamayaasha Gubadleey oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Gubadleey oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka “SAWIRRO”

February 23, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Wasiirka Ganacsiga XFS

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Wasiirka Ganacsiga XFS

February 22, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa xarunta hay’adda ku qaabbilay Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha, Mudane...

Senator Xasan Kobac oo markale biyo dhaamin u sameeyay qoysas danyar ah

Senator Xasan Kobac oo markale biyo dhaamin u sameeyay qoysas danyar ah

February 22, 2026
0

Hey'adda Xasan Kobac Foundation oo wakiil ka ah Sanator Xasan Kobac ayaa maanta Deeganka Maroodile Ka daah durtay Wajiga Labaad...

Soomaaliya oo hambalyo u dirtay Boqortooyada Sacuudiga

Soomaaliya oo hambalyo u dirtay Boqortooyada Sacuudiga

February 22, 2026
0

Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si diirran ugu hambalyaynaysaa Boqortooyada Sacuudi Carabiya aan walaalaha nahay munaasabadda Maalinta Aasaaska, taas oo calaamad...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In