Thursday, July 23, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Isboortiga oo ka qeyb galay xaflad abaalmarino lagu guddoonsiinayay dhallinyaro “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Isboortiga oo ka qeyb galay xaflad abaalmarino lagu guddoonsiinayay dhallinyaro “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabadani oo abaalmarino lagu guddoonsiinayay dhallinyaro ku guuleysatay tartan kubadda cagta ah oo ka socday magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka qeyb galay Wasiirka dhalinyarada iyo cayaaraha, qeybaha bulshada, iyadooΒ  tartankasi ay siwada jir ah u soo qaban qaabiyeenΒ  kooxda banaadir Club iyo Midowga Ardayda Jaamacadaha dalka, laguna qabtay Muqdisho .

Abuukar Maxmed Sheekh Β guddoomiyaha Naadiga Banaadir Club ayaa ugu horeyntii faah faahiyay muhiimadda cayaaraha uu bulshada u leeyahay iyo kaalintooda.

Related posts

Wasiirka Amniga XFS oo daah-furay Barnaamijka Iskaashiga Dhismaha iyo Xoojinta Amniga Xuduudaha

Wasiirka Amniga XFS oo daah-furay Barnaamijka Iskaashiga Dhismaha iyo Xoojinta Amniga Xuduudaha

July 23, 2026
Wasiirka Dekadaha XFS oo Xildhibaan Dahabo Suusoow ku booqday Isbitaalka

Wasiirka Dekadaha XFS oo Xildhibaan Dahabo Suusoow ku booqday Isbitaalka

July 23, 2026

β€œMaanta farxad ayaay ii tahay in aan hortiina soo istaago, anigoo ku hadlaya kooxda Banaadir Isboortis club oo kamid ah qaban qaabayasha tartankan,Β  hadii aan faah faahin yer idin ka siiyo kooxda waxaa la aas aasy 1993 waxay ka qeyb qaadatay tartamo badan oo gudaha iyo kuwa heer caalami ah.”ayuu yiri Abuukar.

Guddoomiyaha Midowga Ardayda Jaamacadaha ayaa dhiiro geliyay kaalinta dhallinyarada ee ku aadan horumarka dalka.

β€œWaxaan rabaa in maanta dadkanΒ  madashan fadhiya u faah faahiyo , Midowga Ardayda Jaamacadaha, majirto cid gooni ah ama qolo gooni ah oo ku taageerta howshan, Midowga Ardayda Jaamacadaha way soo dhaweyneynaan in la dhiiri geliyo tartamada nuucaani oo kale ah” ayuu yiri Guddoomiyaha Midowga Jaamacadaha.

Guddoomiyaha Ururka Haweenka Qaranka Batuulo Sheekh Axmed Gabale ayaa sheegtay in isku duubnida bulshada ay tahay mid horumar lagu gaari karo, waxaana ay ku boorisay inay xoojiyaan ka qeyb qaadashada horumarka dalka.

Wasiirka dhallinyarada iyo cayaaraha Xukuumadda Soomaaliya Mudane MaxmedΒ  Cabdullaahi Xasan Nuux ayaa si weyn uga hadlay kaalinta isboortiga uu ku leeyhaya isdhexgalka iyo horumarka buslhada

β€œDadkan dhallinyaradan wanaagsan oo is xilqaankooda ay ku keneen munaasabadda waan ugu hambaliyaynaynaa, aragtidiina waxay bedeli kartaa oo aad yareysanaynsaa Soomaaliya oo dhan, waxaa sidoo kale laga hadlay Stadium Muqdisho waan ku tala jirnaa in aan qiimeyno qorshayasha lagu dhisayo.”ayuu yiri Wasiirka Isboortiga.

Ugu dambeyntii waxaa abaalmarino lacageed laguddoonsiiyay ardaydii Jaamacadaha Jamhuuriya iyo Al-Imra oo kaalimo hore ka galay tartanka isboortiga.

IMG_1010 IMG_1011 IMG_1012 IMG_1015 IMG_1016 IMG_1017 IMG_1021 IMG_1022 IMG_1026 IMG_1027 IMG_1028 IMG_1030 IMG_1031 IMG_1036 IMG_1037 IMG_1040 IMG_1043 IMG_1045 IMG_1046 IMG_1049 IMG_1050 IMG_1051 IMG_1052 IMG_1053 IMG_1055 IMG_1056 IMG_1058 IMG_1059 IMG_1061 IMG_1064 IMG_1067 IMG_1069 IMG_1072 IMG_1076 IMG_1077 IMG_1084 IMG_1085 IMG_1087 IMG_1089 IMG_1100 IMG_1106 IMG_1107 IMG_1108 IMG_1109 IMG_1111 IMG_1116 IMG_1117 IMG_1125 IMG_1134

Sawir Qaade:-Maxamed Cabdullaahi Maxamed

 

 

Previous Post

Madaxweynaha Soomaaliya oo dib ugu soo laabtay Dalka

Next Post

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

Wasiirka Amniga XFS oo daah-furay Barnaamijka Iskaashiga Dhismaha iyo Xoojinta Amniga Xuduudaha

Wasiirka Amniga XFS oo daah-furay Barnaamijka Iskaashiga Dhismaha iyo Xoojinta Amniga Xuduudaha

July 23, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Janaraal Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa maanta si rasmi ah u daah-furay...

Wasiirka Dekadaha XFS oo Xildhibaan Dahabo Suusoow ku booqday Isbitaalka

Wasiirka Dekadaha XFS oo Xildhibaan Dahabo Suusoow ku booqday Isbitaalka

July 23, 2026
0

Wasiirka Dekedaha iyo Gaadiidka Badda ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, mudane Cabdiqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa maanta booqasho ugu tegay Isbitaalka...

𝐆𝐨π₯𝐚𝐑𝐚 π–πšπ¬π’π’π«π«πšππš 𝐨𝐨 𝐚𝐧𝐬𝐒𝐱𝐒𝐲𝐞𝐲 𝐝𝐑𝐒𝐬𝐚𝐦𝐚𝐑𝐚 𝐆𝐨π₯𝐚𝐑𝐚 π’πšπ«πž 𝐞𝐞 π€ππžπžπ π πš π†πšπ«π¬π¨π¨π«π€πš

𝐆𝐨π₯𝐚𝐑𝐚 π–πšπ¬π’π’π«π«πšππš 𝐨𝐨 𝐚𝐧𝐬𝐒𝐱𝐒𝐲𝐞𝐲 𝐝𝐑𝐒𝐬𝐚𝐦𝐚𝐑𝐚 𝐆𝐨π₯𝐚𝐑𝐚 π’πšπ«πž 𝐞𝐞 π€ππžπžπ π πš π†πšπ«π¬π¨π¨π«π€πš

July 23, 2026
0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ansixiyay Hindise-Sharciyeedka Dhaqanka iyo Farshaxanka, oo ay soo diyaarisay Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo...

Soomaaliya oo ka qaybgashay shirka Hindisaha Iskaashiga Istiraatiijiga ah ee Khaliijka iyo Afrika

Soomaaliya oo ka qaybgashay shirka Hindisaha Iskaashiga Istiraatiijiga ah ee Khaliijka iyo Afrika

July 23, 2026
0

Waxaa magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya lagu soo gebagebeeyay shirkii ugu horreeyay ee heer gobol ee Hindisaha Iskaashiga Istiraatiijiga...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

Β© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

Β© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In