Thursday, July 9, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Kalluumeysiga XFS iyo mas’uuliyiin kale oo kormeeray xarumaha Danta Guud ee Wisil

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Kalluumeysiga XFS iyo mas’uuliyiin kale oo kormeeray xarumaha Danta Guud ee Wisil
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Kalluumaysiga iyo Dhaqaalaha  Baluugga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Axmed Xasan oo ay wehliyaan Senator Duniyo, Xildhibaan Cabdisalaan Xaaji Dhamancad  iyo Iskuduwaha Wasaaradda Caafimaadka Galmudug ee Gobolka Mudug ayaa kormeeray Xaruumaha bulshada loogu adeego ee ku yaala Magaalada Wisil ee Koonfurta Gobolka Mudug

Wafdigan ayaa waxa ay kormeerka ku tageen iskuulkii hore ee Wasaaradda Waxbarashada JFS iyo Isbitaalada magaalada Wisil, kuwaas oo lagu dabiibo Dhaawacyada

Related posts

Shaqsiyaadkii kaalinta muuqata ka qaatay xuska Toddobaadka Xorriyadda oo xaflad loo qabta

Shaqsiyaadkii kaalinta muuqata ka qaatay xuska Toddobaadka Xorriyadda oo xaflad loo qabta

July 8, 2026
IGAD oo Dardargelinaysa Taageerada Ansixinta iyo Dhaqan-gelinta Heshiiska Xorriyadda Isu-socodka Dadka ee Soomaaliya

IGAD oo Dardargelinaysa Taageerada Ansixinta iyo Dhaqan-gelinta Heshiiska Xorriyadda Isu-socodka Dadka ee Soomaaliya

July 8, 2026

Wasiir Axmed Xasan iyo Xildhibaan Dhamancad ayaa wadajir u sheegay in la dhisi doono Xaruumaha Danta guud oo ku yaala Wisil

Wisil oo ah Magaalo ku taalo Koonfurta Gobolka Mudug ayaa ka soo kabanaysa dhibaatadii ay khawaarijtu gaarsiiyeen dhamaadkii 2021

Previous Post

Ergayga Madaxweynaha JFS u qaabilsan arrimaha Somaliland oo kulan la qaatay xubno ka socday W/arrimaha Dibadda Norway 

Next Post

Ra’iisul Wasaare Xamsa iyo Wafdigiisa oo Gaaray Dalka Qatar “SAWIRRO”

Next Post
Ra’iisul Wasaare Xamsa iyo Wafdigiisa oo Gaaray Dalka Qatar “SAWIRRO”

Ra’iisul Wasaare Xamsa iyo Wafdigiisa oo Gaaray Dalka Qatar "SAWIRRO"

Shaqsiyaadkii kaalinta muuqata ka qaatay xuska Toddobaadka Xorriyadda oo xaflad loo qabta

Shaqsiyaadkii kaalinta muuqata ka qaatay xuska Toddobaadka Xorriyadda oo xaflad loo qabta

July 8, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee XFS, Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud, ayaa xaflad abaalmarin iyo maamuus ah u qabtay haldooradii...

IGAD oo Dardargelinaysa Taageerada Ansixinta iyo Dhaqan-gelinta Heshiiska Xorriyadda Isu-socodka Dadka ee Soomaaliya

IGAD oo Dardargelinaysa Taageerada Ansixinta iyo Dhaqan-gelinta Heshiiska Xorriyadda Isu-socodka Dadka ee Soomaaliya

July 8, 2026
0

Urur-goboleedka Iskaashiga Horumarinta Bariga Afrika (IGAD) ayaa Arbacadii sii xoojiyey dadaallada uu ku taageerayo Soomaaliya sidii loo dardargelin lahaa ansixinta...

DAAWO SAWIRRADA: Howlgalkii Ciidanka Ay Kula Wareegeen Kuntuwaareey Iyo Carruur Ay Soo Furteen

Ciidanka Kumaandooska Danab oo howlgal qorsheysan ku dilay horjoogayaal ka tirsan Khawaariijta

July 8, 2026
0

Ciidanka Kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, oo kaashanaya Ciidamada Ammaanka Jubbaland, ayaa waaberigii maanta howlgal ka dhan ah maleeshiyaadka...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS iyo Taliyaha CXDS oo kormeeray Dugsiga Tababarka Qorilow

Wasiirka Gaashaandhigga XFS iyo Taliyaha CXDS oo kormeeray Dugsiga Tababarka Qorilow

July 8, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo uu weheliyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In