Thursday, March 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Maaliyadda oo ka hadlay madasha xirfadlayaasha Soonaaliyeed ee Maraykanka

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
2 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Maaliyadda oo ka hadlay madasha xirfadlayaasha Soonaaliyeed ee Maraykanka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda XFS Mudane Biixi Imaan Cige ayaa khudbad muhiim ah ka jeediyay 𝐌𝐚𝐝𝐚𝐬𝐑𝐚 g𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐒𝐠𝐚 𝐒𝐲𝐨 π—π’π«πŸπšππ₯𝐚-𝐲𝐚𝐚𝐬𝐑𝐚 π’π¨π¨π¦πšπšπ₯𝐒𝐲𝐞𝐞𝐝 ee Waqooyiga Ameerika oo loo soo gaabiyo (SNABPI) madashaas oo ka qabsoontay magaalada Bloomington Gobolka Minneapolis ee dalka Mareykanka.

Hadaljeedinta Wasiirka Maaliyadda ayaa waxa uu diiradda ku saaray xaaladda dhaqaalaha dalka iyo hannaanka dib-u-habeynta Maaliyadda. Mudane Wasiir Biixi ayaa bogaadiyay kaalinta muhiimka ah ee ay Qurba joogta Soomaaliyeed ku leeyiin horumarinta dhaqaalaha iyo dib-u-dhiska dalka, waxa uuna ku booriyay in ay kaalintooda muhiim ka ee ay uga jiraan dib-u-dhiska Dowladnimada ay sii xoojiyaan.

Related posts

Qoysas ay abaartu saameysay oo biyo dhaamin lagu sameeyay degaanno hoostaga Cadaado

Qoysas ay abaartu saameysay oo biyo dhaamin lagu sameeyay degaanno hoostaga Cadaado

March 12, 2026
Taliyaha CXDS oo kulan dardaaran ah la qaatay Ciidamo u baxaya Tababar Dalka Dibaddiisa ah

Taliyaha CXDS oo kulan dardaaran ah la qaatay Ciidamo u baxaya Tababar Dalka Dibaddiisa ah

March 12, 2026

β€œIn aan la kulmo maskax maalka iyo dhallinyarada Waqooyiga Ameerika ee π—¦π—‘π—”π—•π—£π—œ waxa ay ahayd Madal xiisa iyo Xogo muhiim ah oo dalka iyo xaaladiisa dhaqaale taabanaysa aan isku dhaafsanay, jawi degana ku soo idlaatay. Waxa aan uga mahadcelinaynayaa in ay soo qabanqaabiyeen munaasabaddaan xiisaha leh, ayna abuureen Madal isku keenta ama kulansiisa Xirfadlayaasha iyo kuwa hal-abuurka leh si ay isagu xirmaan oo u falanqeeyaan arrimaha muhiimka ah bulshada” ayuu ku soo koobay hadaljeedintiisii Wasiir Biixi Imaan Gige.

Previous Post

Munaasabadda Abaalmarinta Canshuur bixiyaasha oo lagu qabtay Muqdisho

Next Post

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo ka qeybgalay Siyaarada Sheekh Suufi

Next Post
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo ka qeybgalay Siyaarada Sheekh Suufi

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo ka qeybgalay Siyaarada Sheekh Suufi

Qoysas ay abaartu saameysay oo biyo dhaamin lagu sameeyay degaanno hoostaga Cadaado

Qoysas ay abaartu saameysay oo biyo dhaamin lagu sameeyay degaanno hoostaga Cadaado

March 12, 2026
0

Ilaa 1,000 qoys oo ay si daran u saameysay abaarta ka jirta qaybo ka mid ah dalka ayaa ka faa’iideystay...

Taliyaha CXDS oo kulan dardaaran ah la qaatay Ciidamo u baxaya Tababar Dalka Dibaddiisa ah

Taliyaha CXDS oo kulan dardaaran ah la qaatay Ciidamo u baxaya Tababar Dalka Dibaddiisa ah

March 12, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (CXDS) S/Guuto Ibrahim Mohamed Mahmoud ayaa kulan sagootin iyo dardaaran ah la qaatay ciidamo gaar...

Akhriso isku aadka wareegga afar dhammaadka ee tartanka

Akhriso isku aadka wareegga afar dhammaadka ee tartanka

March 12, 2026
0

Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa isku aadka wareegga Afar dhamaadka ee tartanka oo ay isugu soo hareen...

Tartamayaasha Wanla-weyn oo u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Wanla-weyn oo u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka “SAWIRRO”

March 12, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

Β© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

Β© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In