Tuesday, October 13, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Maaliyadda oo Nairobi kula kulmay Bankiga horumarinta Africa “Sawirro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Maaliyadda oo Nairobi kula kulmay Bankiga horumarinta Africa “Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Aden Farkeeti ayaa saaka dib ugu soo laabta magalaada Muqdisho, kadib markii shir looga hadlayey horumarinta kaabayaasha dhaqaalaha dalka magaalada Nairobi kula soo qaatay Bankiga Horumarint Africa.

Wasiirka ayaa saaka markii uu ka soo dagay garoonka diyaaradaha Aden Cade saxaafada kula hadlay ayaa faahfaahin ka bixiyey kulankii dhex maray Wasaaradda Maaliyadda iyo Bankiga Horumarint Africa.

Related posts

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐ฑ๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ž๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐’๐š๐๐๐ž๐ฑ๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐๐š๐ซ๐ข๐ ๐š ๐€๐Ÿ๐ซ๐ข๐ค๐š

October 12, 2026
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

October 12, 2026

โ€œSafar gaaban ayaan ku tagay magaaladda Nairobi, waxaana ka soo qayb galay shir ay wada qaban qaabiyeen Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya iyo Bankiga Horumarinta Africa, waxaan u jedkiisu ahaa sidii loo hormarin lahaa kaabayaasha dhaqaalaha dalka, Dhinaca Jjidadka Isgaarsiinta, Biyaha, iyo korontada, shirkaas ahmiyad gaar ah ayuu u lahaa Soomaaliya.ย  Waxaana ka warqabnaa in dalku mudo ku tiirsanaa deeqo uga yimaada caalamka, taa badalkeedana waxaan codsanay si dalku u helo dhaqaale in la hormariyo kaabayaasha dhaqaalaha, waxayna ka soo qayb galayaasha shirku muujiyeen iney hada muuqato kalsooni badan oo lagu qabo dowladda Soomaaliya, lana gaaray xiligii wax lagala qaban lahaa horumarinta dalkaโ€ ย ayuu yiri Wasiirku

Wasiirka ayaa sidoo kale sheegay inuu kulan muhiim ah kula qaatay Wasiirada Maaliyadda ee Maamulada Goboleedyada dalka, waxayna ka wada hadleen qorshe balaaran oo Wasaaradu ay doonayso in laga wada xaajoodo sidii loo midayn lahaa canshuurada dalka, loogana faโ€™iidaysan lahaa barnaamijka maaraynta maamulka ย maaliyadda.

โ€œShirkaan qabsoomidiisu wasaaradu waxay ku bixisay waqti, wuxuuna xambaarsan yahay ahmiyad gaar ah taas oo horseedi karta ย wada shaqayn buuxda oo dhex marta ย dowladda dhexe iyo maamuladda goboladda, waxaana ka soo qayb galay Wasiirada Maaliyadda Maamuladda Puntland, Jubaland, South west, iyo Galmudug, shirkaan waa kii ugu horeeyey oo dhaca, wuxuuna isugu jiray isbarasho iyo gogol xaar shir balaaran oo ka dhici doona magaaladda Muqdisho, waxaa kale oo aan ka ย wada hadalnay sidii xiriir joogta ah loo yeelan lahaa, laysaga kaashan lahaa nidaamka cusub ee ay wada Wasaaradda Maaliyada oo ku salaysan dib u habaynta maareynta maamulka Maaliyadda, oo runtii u dub dhexaad u ah isla xisaabtaan iyo la dagaalanka musuq maasuqaโ€ ayuu yiri Wasiir Farketi

Kulankaan ayaa wasaaradu uga gol leedahay sidii ay wada shaqayn buuxda u lahaan lahaayeen maamulada gobolada iyo Wasaaradda Maaliyadda si looga faโ€™iidaysto mashaariicda Bankiga Adduunku ku caawinayo dib u habaynta maamulka maaliyadda dalka.

unnamed unnamed (1) unnamed (2) unnamed (3) unnamed (4) unnamed (5)

Previous Post

Akhriso: Khudbaddii Madaxweynaha uu ka jeediyay shirkii looga hadlayay arrimaha Soomaaliya

Next Post

Taliyaha ciidanka booliska oo aqoon isweydaarsi uu soo xiray saraakiil boolis “SAWIRRO”

Next Post
Taliyaha ciidanka booliska oo aqoon isweydaarsi uu soo xiray saraakiil boolis “SAWIRRO”

Taliyaha ciidanka booliska oo aqoon isweydaarsi uu soo xiray saraakiil boolis "SAWIRRO"

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐ฑ๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ž๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐’๐š๐๐๐ž๐ฑ๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐๐š๐ซ๐ข๐ ๐š ๐€๐Ÿ๐ซ๐ข๐ค๐š

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐ฑ๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ž๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐’๐š๐๐๐ž๐ฑ๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐๐š๐ซ๐ข๐ ๐š ๐€๐Ÿ๐ซ๐ข๐ค๐š

October 12, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay Shirka Saddexaad ee Bulshada...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

October 12, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay munaasabad heer qaran ah oo si maqaam sare...

Hayโ€™adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hayโ€™adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
0

Hayโ€™adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In