Monday, September 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

MUUQAAL-Wasiirka Maaliyadda oo xilka la wareegay “SAWIRRO”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
MUUQAAL-Wasiirka Maaliyadda oo xilka la wareegay “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabad uu xilka kula wareegayay Wasiirka cusub ee Wasaaradda Maaliyadda oo ay ka qeyb galeen xubno ka tirsan labada gole ee dowladda, howlwadeenada Wasaaradda Maaliyadda ayaa lagu qabtay Muqdisho, iyadoo uu goob joog ka ahaa xafladda hanti dhowrka guud ee Qaranka.

Hanti dhowrka guud ee Qaranka Dr Nuur Faarax oo hadal ka jeediyay munaasabadda ayaa tilmaamay in Wasaaradda maaliyaddu ay Soomaaliya soo gaarsiisay meel laga xisaabtami karo, maantana uu ku faraxsanyahay ka qeybgalka munaasabadda xil wareejinta.

Related posts

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐭𝐚𝐛𝐚𝐛𝐚𝐫 𝐮𝐬𝐨𝐨 𝐱𝐢𝐫𝐞𝐲 𝐃𝐮𝐟𝐜𝐚𝐝𝐝𝐢𝐢 𝟏𝟐-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐂𝐢𝐢𝐝𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐊𝐮𝐦𝐚𝐚𝐧𝐝𝐨𝐨𝐬𝐤𝐚 𝐃𝐚𝐧𝐚𝐛 

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐭𝐚𝐛𝐚𝐛𝐚𝐫 𝐮𝐬𝐨𝐨 𝐱𝐢𝐫𝐞𝐲 𝐃𝐮𝐟𝐜𝐚𝐝𝐝𝐢𝐢 𝟏𝟐-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐂𝐢𝐢𝐝𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐊𝐮𝐦𝐚𝐚𝐧𝐝𝐨𝐨𝐬𝐤𝐚 𝐃𝐚𝐧𝐚𝐛 

September 28, 2026
Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Taliyaha Ciidanka Badda

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Taliyaha Ciidanka Badda

September 28, 2026

Xildhibaan Samaan Maxamed Sheekh Daahir oo ah guddoomiyaha Guddiga maaliyadda ee baarlamaanka ayaa sheegay in Wasaaradda maaliyadda looga fadhiyo inay diyaariso qorshe cad oo qeexaya dhanka canshuuraha oo mideysan oo ah midda ay leeyihiin maamul goboleedyada kan dowladda dhexe.

Wasiirkii hore ee Wasaaradda Maaliyadda Mudane Xuseen Cabdi Xalane oo munaasabadda hadal kooban ka jeediyay ayaa ka sheekeeyay waxyaabihii u qabsoomay oo ay ka midtahay in ay diyaariyeen sidii deeqaha Soomaaliya loogu talagalay loogu soo shubi lahaa bankiga, isagoo shaqaalaha ka codsaday inay la shaqeeyaan Wasiirka cusub.

Wasiirka cusub ee Wasaaradda Maaliyadda Maxamed Aadan Ibraahim “Fargeti” ayaa uga mahadceliyay Wasiirkii hore waxyaabaha u qabsoomay, isla markaana uu wax badan ku kordhin doono Wasaaradda, waxaana uu howlwadeenada ka codsaday inay gacan ku siiyaan arrimahaasi.

Wasaaradda maaliyadda ee Soomaaliya ayaa looga fadhiyaa inay diyaariso sharciga canshuuraha dalka, soo daabicidda lacag shilin Soomaali ah iyo kuwa kale.

IMG_2416

IMG_2417

IMG_2418

IMG_2419

IMG_2421

IMG_2424

IMG_2425

IMG_2427

IMG_2429

IMG_2439

IMG_2446

IMG_2448

IMG_2455

IMG_2457

IMG_2459

IMG_2464

IMG_2477

IMG_2482

IMG_2499

IMG_2504

IMG_2509

IMG_2529

IMG_2538

IMG_2553

IMG_2579

IMG_2580

IMG_2582

IMG_2584

IMG_2592
Sawir Qaade:- Qadar Cali Nuur

Previous Post

Dhageyso Warka Duhur ee Radio Muqdisho

Next Post

Kooxda West Bromwich Albion oo u Soo Baxday Quarte Finalka Koobka FA Cup-ka “SAWIRRO”

Next Post
Kooxda West Bromwich Albion oo u Soo Baxday Quarte Finalka Koobka FA Cup-ka “SAWIRRO”

Kooxda West Bromwich Albion oo u Soo Baxday Quarte Finalka Koobka FA Cup-ka “SAWIRRO”

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐭𝐚𝐛𝐚𝐛𝐚𝐫 𝐮𝐬𝐨𝐨 𝐱𝐢𝐫𝐞𝐲 𝐃𝐮𝐟𝐜𝐚𝐝𝐝𝐢𝐢 𝟏𝟐-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐂𝐢𝐢𝐝𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐊𝐮𝐦𝐚𝐚𝐧𝐝𝐨𝐨𝐬𝐤𝐚 𝐃𝐚𝐧𝐚𝐛 

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐭𝐚𝐛𝐚𝐛𝐚𝐫 𝐮𝐬𝐨𝐨 𝐱𝐢𝐫𝐞𝐲 𝐃𝐮𝐟𝐜𝐚𝐝𝐝𝐢𝐢 𝟏𝟐-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐂𝐢𝐢𝐝𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐊𝐮𝐦𝐚𝐚𝐧𝐝𝐨𝐨𝐬𝐤𝐚 𝐃𝐚𝐧𝐚𝐛 

September 28, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa Dugsiga Tababarka Shahiid G/le Xasan Tuure tababar ugu soo...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Taliyaha Ciidanka Badda

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Taliyaha Ciidanka Badda

September 28, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta Xarunta Hay’adda kulan kula qaatay Taliyaha Ciidanka...

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Siyaasadeedka Talo Qaran oo lagu qabtay Degmada Guriceel

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Siyaasadeedka Talo Qaran oo lagu qabtay Degmada Guriceel

September 28, 2026
0

Waxaa Degmada Guriceel ka qabsoomay kulan iyo olole ballaaran oo lagu taageerayey musharraxiinta Ururka Siyaasadeedka Talo Qaran ee u taagan...

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

September 27, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashanaysa Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ee Jubbaland, ayaa diyaarisay 10 matoor oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In