Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Maaliyadda XFS oo Khudbad ka jeediyay Xarunta Jaamacadda Oxford University ee London+”Sawirro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
8 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Maaliyadda XFS oo Khudbad ka jeediyay Xarunta Jaamacadda Oxford University ee London+”Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane,C/raxmaan Ducaale Beyle, ayaa shalay Khudbad ku saabsan horumarka Maaliyadeed ee Somaaliya ka jeediyay Xarunta Jaamacadda University of Oxford ee Magaalada London.

“Khudbad ku saabsan horumarka Maaliyadeed ee Somaaliya ayaan ka jeediyay Xarunta Jaamacadda University of Oxford ee Magaalada London, waxaana ay nagu amaaneen madaxda Jaamacadda dadaalka aan ugu jirno horumarinta iyo hagaajinta hanaanka Maaliyadda Dalka”.ayuu yiri Wasiirka Maaliyadda XFS

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Mudane,C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa sidoo kale Khudbad ka jeediyay Machadka Diblumaasiyadda Caalamiga ah ee Chatham House magaalada London.

“Waxaan khudbad ku saabsan dhaqaalaha dalkeena iyo horumarka uu ku sii talaabsanayo ka jeediyay Machadka Diblumaasiyadda Caalamiga ah ee Chatham House magaalada London”.Ayuu yiri Mudane Wasiir Bayle

Wasiirka maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, mudane,C/raxmaan Ducaale Beyle, oo maalmahan ku sugnaa Magaalada London ee Dalka Ingiriiska ayaa halkaasi Todobaadkii tagay kula kulmay madax ka tirsan Dowladda Britain,isagoo kala hadlay horumarinta hannaanka Maaliyadeed ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya

Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa dadaal ugu jirto Horumarinta Hanaanka Maaliyadeed ee Dalka, iyadoo Hay’adda Lacagta aduunka IMF ay boggaadisay horumarinta iyo hagaajinta hanaanka Maaliyadeedee Dalka.

Previous Post

Dhegeyso Barnaamijka Wadajir + Sawirro

Next Post

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo saxiixay Buugga diiwaangelinta Tacsida Madaxweynihii hore ee dalka Sudan Gen. Siwar Al Dahab oo ka furan Muqdisho

Next Post
Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo saxiixay Buugga diiwaangelinta Tacsida Madaxweynihii hore ee dalka Sudan Gen. Siwar Al Dahab oo ka furan Muqdisho

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo saxiixay Buugga diiwaangelinta Tacsida Madaxweynihii hore ee dalka Sudan Gen. Siwar Al Dahab oo ka furan Muqdisho

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In