Tuesday, October 6, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Maaliyadda XFS oo loo doortay Hoggaanka Madasha Iskaashiga Geeska Afrika

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
2 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Maaliyadda XFS oo loo doortay Hoggaanka Madasha Iskaashiga Geeska Afrika
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Biixi Iimaan Cige, ayaa si rasmi ah loogu doortay inuu hoggaamiyo Madasha Iskaashiga Maaliyadda Dalalka Geeska Afrika (Horn of Africa Initiative) ee 2-da sano ee soo socota, laga bilaabo bisha April 2025. Shirkani waa shir muhiim ah oo ay ka qeyb qaateen wasiirrada maaliyadda ee dalalka geeska Afrika, waxaana looga hadlay sidii loo xoojin lahaa iskaashiga iyo mashaariicda horumarineed ee ka dhexeeya dalalkan.

Shirka 23-aad ee madashan, oo lagu soo gabagabeeyay magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya, ayaa waxa looga dhawaaqay in guddoomiyaha cusub ee madasha uu noqon doono Mudane Biixi Iimaan Cige, isaga oo xilka kala wareegaya Wasiirka Maaliyadda Itoobiya, Mudane Axmed Shide, oo 2-dii sano ee la soo dhaafay ahaa guddoonka madasha.

Related posts

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š ๐ช๐ž๐ฒ๐›๐ ๐š๐ฅ๐š๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐ƒ๐ก๐š๐ฆm๐ž๐ฒ๐ฌ๐ญ๐ข๐ซ๐ค๐š ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐จ ๐ž๐ž ๐๐ž๐ ๐ฆ๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐ง๐ค๐š ๐๐š๐ฅ๐š๐ง๐›๐š๐ฅ๐ฅ๐ž ๐ข๐ฒ๐จ ๐†๐ฎ๐ซ๐ข๐œ๐ž๐ž๐ฅ

October 5, 2026
Wasiiru-dowlaha  Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

October 4, 2026

Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya, Mudane Biixi Iimaan Cige, oo qoraal kooban soo saaray kadib doorashadiisa, ayaa uga mahadceliyay golaha kalsoonida ay ku muujiyeen, isagoo si cad u sheegay in uu si hufan, cadaalad ah, iyo daahfurnaan ah u maamuli doono madasha iskaashiga Geeska Afrika. Waxa uu sidoo kale xusay muhiimadda ay leedahay in la xoojiyo wada shaqaynta iyo is-dhaafsiga aqoonta ee dhanka maaliyadda ee dalalka geeska Afrika, si loo gaarsiiyo horumar la taaban karo oo waara.

Xafiiska wasiirka ayaa sidoo kale shaaca ka qaaday in mudada uu xilkan hayo, uu xoogga saari doono sidii loo soo jiidan lahaa maalgelin dheeraad ah oo lagu taageerayo mashaariicda muhiimka ah ee ku aaddan horumarinta dhaqaalaha iyo kaabayaasha gobolka Geeska Afrika. Mudane Biixi Iimaan Cige wuxuu sidoo kale ballan-qaaday inuu xoojiyo xiriirka maaliyadeed ee dalalka Geeska Afrika, isla markaana ay fursado cusub u abuuri doonaan ganacsatada iyo dadka rayidka ah ee gobolka.

Doorashadan cusub ee Mudane Biixi Iimaan Cige waxay tahay mid muujinaysa kalsoonida iyo awooda Soomaaliya ee ka qeyb qaadashada qorshayaasha horumarineed ee gobolka Geeska Afrika. Taasi waxay sidoo kale qayb ka tahay dadaallada dowladda Soomaaliya ee ka goโ€™an in ay kaalin muuqata ka qaadato iskaashiga iyo horumarinta dhaqaalaha gobolka.

Previous Post

Hayโ€™adda NISA oo ku raad joogto horjooge ka tirsan Khawaarijta

Next Post

Soomaaliya iyo QM oo ka wada hadlay saameynta ka dhallan karto jooginta deeqihii USAIDย 

Next Post
Soomaaliya iyo QM oo ka wada hadlay saameynta ka dhallan karto jooginta deeqihii USAIDย 

Soomaaliya iyo QM oo ka wada hadlay saameynta ka dhallan karto jooginta deeqihii USAIDย 

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š ๐ช๐ž๐ฒ๐›๐ ๐š๐ฅ๐š๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐ƒ๐ก๐š๐ฆm๐ž๐ฒ๐ฌ๐ญ๐ข๐ซ๐ค๐š ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐จ ๐ž๐ž ๐๐ž๐ ๐ฆ๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐ง๐ค๐š ๐๐š๐ฅ๐š๐ง๐›๐š๐ฅ๐ฅ๐ž ๐ข๐ฒ๐จ ๐†๐ฎ๐ซ๐ข๐œ๐ž๐ž๐ฅ

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š ๐ช๐ž๐ฒ๐›๐ ๐š๐ฅ๐š๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐ƒ๐ก๐š๐ฆm๐ž๐ฒ๐ฌ๐ญ๐ข๐ซ๐ค๐š ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐จ ๐ž๐ž ๐๐ž๐ ๐ฆ๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐ง๐ค๐š ๐๐š๐ฅ๐š๐ง๐›๐š๐ฅ๐ฅ๐ž ๐ข๐ฒ๐จ ๐†๐ฎ๐ซ๐ข๐œ๐ž๐ž๐ฅ

October 5, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta safar ku tagay degmadda Balanballe ee dowlad-goboleedka Galmudug,...

Wasiiru-dowlaha  Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

October 4, 2026
0

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa maanta...

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda Oo Qaabilay Safiirka Sacuudiga u Fadhiya Soomaaliya

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda Oo Qaabilay Safiirka Sacuudiga u Fadhiya Soomaaliya

October 4, 2026
0

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa xafiiska...

Galmudug oo digniin kasoo saartay roobab dabeylo wata oo lafilayo inay dalka ka da’aan

Galmudug oo digniin kasoo saartay roobab dabeylo wata oo lafilayo inay dalka ka da’aan

October 4, 2026
0

Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha ee Galmudug, gaar ahaan Waaxda Hydrometeorology, waxay soo saartay saadaasha roobabka ee muddada 04 ilaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In