Saturday, March 14, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Maaliyadda XFS oo Muqdisho kula kulmay Wakiilka Norwey ee Soomaaliya

admin by admin
6 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Maaliyadda XFS oo Muqdisho kula kulmay Wakiilka Norwey ee Soomaaliya
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya Dr. Cabdiraxmaan Ducaale Bayle ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wakiilka Dowladda Norway ee Soomaaliya Vebjorn Heines, waxayna ka wada hadleen horumarka dhinaca dhaqaalaha ee Soomaaliya iyo dib u habeynta hey’adaha Maaliyadda.

Wasiirka Maaliyadda ayaa uga mahad celiyay Dowladda Norway Taageerada ay la garab taagan tahay Soomaaliya si looga cafiyo deymaha lagu leeyahay.

Related posts

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo afur sharafeed ku maamuusay Safiirka Qatar

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo afur sharafeed ku maamuusay Safiirka Qatar

March 14, 2026
Maxkamadda Ciidanka qalabka sida oo dil toogasho ku xakuntay  Dable NISA Mukhtaar Shakuur

Maxkamadda Ciidanka qalabka sida oo dil toogasho ku xakuntay Dable NISA Mukhtaar Shakuur

March 14, 2026

Wasiir Beyle ayaa tilmaamay in ay cadahay horumarka Soomaaliya ay ka sameynayso dib u habeynta hey’adaheeda Dhaqaalaha si loga cafiyo deymaha lagu leeyahay.

Shir aan caadi aheyn oo ay shalay ku yeesheen Muqdisho Golaha wasiirada ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayay ku meel mariyeen heshiiska kaalmo dhaqaale oo dowladda Norway Soomaaliya uga taageeraysa Barnaamijka deyn cafinta.

Previous Post

Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Sagootiyay Ciidamo Dhammeystay Tababar Loogu Diyaarinayay Howl-gallada Argagaxisada Lagu Baacsanayo

Next Post

Xaruntii Isbitaalka Deevaa ee degmada Hodan oo laga dhigi doono xarun gurmad deg deg ah+Sawirro

Next Post
Xaruntii Isbitaalka Deevaa ee degmada Hodan oo laga dhigi doono xarun gurmad deg deg ah+Sawirro

Xaruntii Isbitaalka Deevaa ee degmada Hodan oo laga dhigi doono xarun gurmad deg deg ah+Sawirro

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo afur sharafeed ku maamuusay Safiirka Qatar

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo afur sharafeed ku maamuusay Safiirka Qatar

March 14, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa casuumaad afur-sharafeed ah ku maamuusay Danjiraha Dowladda aan walaalaha nahay...

Maxkamadda Ciidanka qalabka sida oo dil toogasho ku xakuntay  Dable NISA Mukhtaar Shakuur

Maxkamadda Ciidanka qalabka sida oo dil toogasho ku xakuntay Dable NISA Mukhtaar Shakuur

March 14, 2026
0

Dable NISA Mukhtaar Shakuur Amiin, ayaa lagu edeeyay dilka Marxuum Fatxi Cabdullahi Cabdi oo dhacay Taariikhdu markii ay aheyd Lix...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo kulan mira-dhal ah la yeeshay Wakiilka QM ee Soomaaliya

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo kulan mira-dhal ah la yeeshay Wakiilka QM ee Soomaaliya

March 14, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka SoDMA, Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa xarunta hay’adda ku qaabilay Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada...

DAAWO: Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo ka hadlaya abaaraha dalkeenna

DAAWO: Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo ka hadlaya abaaraha dalkeenna

March 14, 2026
0

Guddoomiyaha SoDMA Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle oo sheegay in dagaallada ka socda Bariga Dhexe ay kaga sii dareen xaaladdii abaarta...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In