Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Maalliyadda oo la kulmay Wakiilo ka socda Xawaaladaha(Sawirro)

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka, Xulashada
0
Wasiirka Maalliyadda oo la kulmay Wakiilo ka socda Xawaaladaha(Sawirro)
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Wasaarada Maaliyada ee xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Aadan “Fargeeti” oo  la hadlay  Radio muqdisho isagoo ku sugan dalka Isutagga Imaaraad Carabta ayaa sheegay in uu xubno ka socda xawaaladaha Soomalida uu kulan la yeeshay isla markaana ay ka wada hadleen xal u helidda dhibaatada ka soo dersitay xawaaladaha.

Mudane Maxamed Aadan “Fargeeti” Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya ayaa sheegay in go’aanka dowladda Kenya ay ku joojisay shaqada Xawaaladaha Soomaalida ay dhibaato weyn u keentay dadka Soomaaliyeed isla markaana loo baahan yahay in laga tashado sidii laga yeeli lahaa dhibaatadaasi.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

“ go’aanka u dambeeyay anaga oo dhan iyo xawaaladaha laga yaabee in go’aanka Kenya uu noqoday mid lama filaan ah maadaama aysan jirin wax digniin ah oo ka horeeyay oo lagu joojiyay Koontooyinka iyo Xawaaladaha dowladda Kenya ayaa kala hadlaynaa sababta arintan ka dambeysa iyadoo wax daliil ah aysan jriin” ayuu yiri Mudane Fargeeti.

Wasiirka Maaliyadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Aadan Ibraahim “Fargeeti” ayaa sidoo kale sheegay in kulanka ay wada yeesheen wakiilada Xawaaladaha Soomaaliya ay u soo jeediyeen in  sameeyo urur ay ku midaysan yihiin dhamaan Xawaaladaha Soomaaliya isla markaana dowlada Soomaaliya ay ganacsatada Soomaaliyeed ay yeeshaan xiriir dhow oo ku aadan xalinta arintan.

1 2 3 5 6

Previous Post

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo goor dhow gaaray Garoowe

Next Post

Muungaab: Waa in la is weydiiyo Sababta loo Qarxinayo Muqdisho”SAWIRRO”

Next Post
Muungaab: Waa in la is weydiiyo Sababta loo Qarxinayo Muqdisho”SAWIRRO”

Muungaab: Waa in la is weydiiyo Sababta loo Qarxinayo Muqdisho"SAWIRRO"

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In