Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Macdanta oo la kulmay Ciyaar yahannadii Wakaaladdii Badroolka Soomaaliya

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Macdanta oo la kulmay Ciyaar yahannadii Wakaaladdii Badroolka Soomaaliya
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka wasaaradda Macdanta iyo Badroolka xukuumadda Soomaaliya ayaa kulan la qaatay Ciyaar yahannadii kala duwanaa ee u ciyaari jiray Wakaaladdii Badroolka Ummadda Soomaaliyeed.

Kulanka ayaa ahaa mid kala warqaadasho ah isla markaana looga tashanayay sidii loo soo celin lahaa Ciyaar yahannadii Wakaaladda Badroolka oo iminka la qorsheynayo inay ku ciyaaraan magaca Wasaaradda Macdanta iyo Badroolka.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Waiirka Macdanta iyo Badroolka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Muqtaar Ibraahim ayaa bogaadiyay Hanaanka Ciyaar Toydaan ay ku doonayaan inay dib ugu soo celiyaan Ciyaarihii looga Bartay iyo sida ay u doonayaan in loo gacan siiyo.

Dhanka kale Wasiirka Macdanta Maxamed Muqtaar ayaa ka dalbaday Ciyaar yahannadaan inay iska soo dhex xulaan guddi ka shaqeeya dar-dar gelinta sidii ay markale u soo laaban lahayd kaalintii ciyaar yahannada Wakaaladdii Badroolka Soomaaliya.

Previous Post

Qalalaaso hor leh oo maanta ka socda dekadda Dalka Faransiiska

Next Post

Talyaaniga oo Qalab Ciyaaro Guddoonsiiyay Gabdhaha Kubadda Kolayga

Next Post
Talyaaniga oo Qalab Ciyaaro Guddoonsiiyay Gabdhaha Kubadda Kolayga

Talyaaniga oo Qalab Ciyaaro Guddoonsiiyay Gabdhaha Kubadda Kolayga

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In