Tuesday, April 7, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiir Mukhtaar Rooboow oo kulan xog-wareysi ah kula qaatay Mas’uuliyiinta Dowladda Magaalada Makkah

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
2 years ago
in Wararka
0
Wasiir Mukhtaar Rooboow oo kulan xog-wareysi ah kula qaatay Mas’uuliyiinta Dowladda Magaalada Makkah
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta dowlada Federaalka Soomaaliya, Sheekh Mukhtaar Rooboow Cali, ayaa kulan xogsiiin ah la yeeshay qaar ka mid ah Mas’uuliyiinta Dowladda oo sanadkaan qeyb ka ah Xujaayda Soomaaliyeed ee ku sugan, Magaalada Makkah ee Dalka Sacuudiga.

Kulankaan oo ay ka soo Qeyb galeen, Xildhibano, Wasiiro, iyo mas’uuliyiin ka tirsan maamulada Jubbaland iyo Gobolka Banadir.Oo halkaas u joogo inay gudtaan Wajibaadka xajka.

Related posts

Madaxweynaha JFS oo guddoomiyay shir ay yeesheen Golaha Wasiirrada KGS iyo Taliyeyaasha ciidaada qalabka sida

Madaxweynaha JFS oo guddoomiyay shir ay yeesheen Golaha Wasiirrada KGS iyo Taliyeyaasha ciidaada qalabka sida

April 7, 2026
Wasiir Jaamac oo ku guuleystay  kursiga Golaha Shacabka ee HOP#204

Wasiir Jaamac oo ku guuleystay kursiga Golaha Shacabka ee HOP#204

April 7, 2026

Mas’uuliyiinta goobta ka hadashay dhamaantood, ayaa si weyn u amaaney howlaha adeegga Xajka Sanadkaan oo ay wado Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Dowladda Federaalka Soomaaliya, iyagoo dhinaca kalena ku baaqey in dadaalka la Sii badiyo.

Waa markii ugu horreysay oo kulan noocaan oo kale ah madax ka socota Dowladda Federaalka loogu qabto Magaalada Barakeysan ee Makkah, ee Dalka Boqortooyada Sacuudi Carabiya.

Previous Post

Guddoomiyaha SoDMA oo kulan la qaatay Madax ka socotay Xafiiska Ra’iisal Wasaaraha 

Next Post

Golaha Wasiirrada oo Warbixin ku saabsan Bixitaanka ATMIS ka dhageestay Wasiirka Gaashaandhigga

Next Post
Golaha Wasiirrada oo Warbixin ku saabsan Bixitaanka ATMIS ka dhageestay Wasiirka Gaashaandhigga

Golaha Wasiirrada oo Warbixin ku saabsan Bixitaanka ATMIS ka dhageestay Wasiirka Gaashaandhigga

Madaxweynaha JFS oo guddoomiyay shir ay yeesheen Golaha Wasiirrada KGS iyo Taliyeyaasha ciidaada qalabka sida

Madaxweynaha JFS oo guddoomiyay shir ay yeesheen Golaha Wasiirrada KGS iyo Taliyeyaasha ciidaada qalabka sida

April 7, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehliyo Hoggaamiyaha Ku meel gaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur...

Wasiir Jaamac oo ku guuleystay  kursiga Golaha Shacabka ee HOP#204

Wasiir Jaamac oo ku guuleystay kursiga Golaha Shacabka ee HOP#204

April 7, 2026
0

Wasiirka Dekedaha iyo Gaadiidka Badda, Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur Jaamac, ayaa ku guuleystay kursiga Golaha Shacabka ee HOP#204,...

Soomaaliya oo la wareegtay kursiga Golaha Nabadda ee Midowga Afrika

Soomaaliya oo la wareegtay kursiga Golaha Nabadda ee Midowga Afrika

April 7, 2026
0

Soomaaliya ayaa maanta, markii ugu horreysay taariikhda, la wareegtay kursiga Golaha Nabadda iyo Amniga ee Midowga Afrika, tan iyo markii...

MADAXWEYNAHA XASAN SHEEKH OO QAABILAY GUDDOOMIYAHA MAAMULKA DEGMADA BAYDHABO

MADAXWEYNAHA XASAN SHEEKH OO QAABILAY GUDDOOMIYAHA MAAMULKA DEGMADA BAYDHABO

April 7, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa qaabilay Guddoomiyaha Maamulka Degmada, ahna Duqa magaalada Baydhabo ee Xarunta Ku...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In