Sunday, October 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Qorsheynta oo la Kulmay wakiilka QM ee Soomaaliya

caqiil by caqiil
8 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Qorsheynta oo la Kulmay wakiilka QM ee Soomaaliya
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta,Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha dalka Jamaal Maxamed Xasan ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula qaatay wakiilka cusub ee QM u soo dirtay Soomaaliya Nicholas Haysom, waxaana ay ka wada hadleen qodobo dhowr ah oo ay ka mid yahiin sidii loo dar dargalin lahaa shaqooyinka ay ka wadaan Hay’addaha UN-KA Soomaaliya.

Related posts

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026

Nicholas Haysom ayaa sheegay in Somaaliya ay horumar badan ka sameysay Arrimaha Buslahda iyo dhaqaalaha, Hergalinta qorshaha horumarinta Qaranka oo uu xusay in Hay’addaha UN-ka ay ku shaqeyn doonaan muhiimada ku dul xusan.

Mr Nicholas Haysom ayaa uga mahadceliyay Wasiirka dadaalada kala duwan ee wasaaradiisa ay ka wado dhinaca horumrinta iyo jiheenta tubta horumarka Soomaaliya oo wasaaradda ay door muuqda ka qaadanayso, wuxuuna intaasi ku daray in wada shaqeynta balaaran ee ka dhaxeyso Hay’addaha UN-ka iyo Wasaaradda qorsheynta in mudada xil hayntiisa ku egtahay uu dar dargalin doona.

Wasiirka Wasaaradda Qorsheeynta Jamaal Maxamed Xasan ayaa Wakiilkan ku bogaadiyay sida ay uga go,antahay xoojinta wada shaqeynta uu la yeelanayo Hay’addaha kala duwan ee dowladda Soomaaliya, wuxuuna ka rajeeyay inuu door weyn ku yeesho Isbedelada Hormarka ee ka socda Soomaaliya.

Previous Post

Duqa Muqdisho “Waa in loo midoobaa dagaalka Argagixisada iyadoo maskaxda lagu hayo falkii argagaxisada 14 kii Octoober”

Next Post

Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Kulan La Qaatay Boqor Salmaan Bin Cabdulcasiis Al Sacuud

Next Post
Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Kulan La Qaatay Boqor Salmaan Bin Cabdulcasiis Al Sacuud

Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Kulan La Qaatay Boqor Salmaan Bin Cabdulcasiis Al Sacuud

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud oo Magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga u...

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

DFS oo cambaaraysay weerar lagu qaaday garoomo ku yaalla dalka Sacuudiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si xooggan u cambaareyneysaa weerarrada ay kooxda Xuutiyiintu ku qaadeen Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In