Thursday, June 30, 2022
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Qorsheynta XFS oo kulan la yeeshay madaxa hey’adda UNFPA ee Soomaaliya

April 6, 2022
in Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Jamaal Maxamed Xasan oo uu wehelinayo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda, Asad Yusuf, ayaa kulan la qaatay madaxda hey’adda UNFPA-Soomaaliya, iyagoo sagootiyey Wakiilka  UNFPA-Soomaaliya, Mudane Anders Thomsen, oo uu waqtigiisa shaqo dhawaan soo idlaaday .

Wasiirka Qorsheynta ayaa hoosta ka xariiqay doorka muhimka ah ee UNFPA ay ku leedahay daddaalada horumarineed ee dalka ka socda iyo wada shaqeynta dhow ee kala dhaxeysa Wasaaradda.

Related posts

Sawirro: Madaxweyne Xasan Sheekh oo shacabka uga warbixiyey xaaladiisa caafimaad 

Sawirro: Madaxweyne Xasan Sheekh oo shacabka uga warbixiyey xaaladiisa caafimaad 

June 29, 2022
Maamulka Deegaanka Bajeela oo dhiiri gelin u sameeyay dad uu booqday

Maamulka Deegaanka Bajeela oo dhiiri gelin u sameeyay dad uu booqday

June 29, 2022

Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha ee XFS Jamaal Maxamed Xasan ayaa sidoo kale bogaadiyay doorka hoggaamineed ee Mudane Anders muddadii uu hormuudka u ahaa Hey’adda UNFPA-Soomaaliya, isaga oo u rajeyey badqab iyo horumar wanaagsan.

Previous Post

Hirshabeelle oo shaacisay Doorashada 3 kursi

Next Post

Tartamayaasha Degmada Heliwaa oo caawa u gudbay wareegga xiga ee tartanka “SAWIRRO”

Next Post

Tartamayaasha Degmada Heliwaa oo caawa u gudbay wareegga xiga ee tartanka “SAWIRRO”

Sawirro: Madaxweyne Xasan Sheekh oo shacabka uga warbixiyey xaaladiisa caafimaad 

Sawirro: Madaxweyne Xasan Sheekh oo shacabka uga warbixiyey xaaladiisa caafimaad 

June 29, 2022
0

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo uu weheliyo Ra'iisul Wasaaraha XFS Xamse Cabdi Barre ayaa u jeediyey shacabka Soomaaliyeed farriin...

Maamulka Deegaanka Bajeela oo dhiiri gelin u sameeyay dad uu booqday

Maamulka Deegaanka Bajeela oo dhiiri gelin u sameeyay dad uu booqday

June 29, 2022
0

Guddoomiyaha Deegaanka Bajeela ee Koonfurta Gobolka Mudug Maxamed Shuuke iyo xubno maamulkiisa ka tirsan ayaa maanta kormeer loogu kuurgalayay xaaladaha...

Hanti-dhowraha guud ee Qaranka oo kulan la yeeshay iskuduwaha mashaariiicda Bangiga Adduunka

Hanti-dhowraha guud ee Qaranka oo kulan la yeeshay iskuduwaha mashaariiicda Bangiga Adduunka

June 29, 2022
0

Hanti-dhowraha Guud ee Qaranka Mudane Maxamed Maxamuud Cali iyo Ergeyga Gaarka ah ee Arrimaha Abaaraha Mudane Cabdiraxman Cabdishakur Warsame ayaa...

Wasiirka Qorsheynta XFS oo daah furay mashruuca Kobciye

Wasiirka Qorsheynta XFS oo daah furay mashruuca Kobciye

June 29, 2022
0

Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta Maalgshiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Jamaal Maxamed Xasan ayaa maanta daahfuray mashruuca iskaashiga Caalamiga  ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In