Wasiirka Qorsheynta, Maal-gashiga iyo Horumarinta dhaqaalaha Soomaaliya, Jamaal Maxamed Xasan ayaa dad-weynaha kula hadlaya magaalada Garoowe ee xarunta maamul Goboleedka Puntland, kullanka ayaa waxaa ka qaybgalay masโuuliyiinta deegaanka, madaxda ururrada siyaasadda iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada , iyadoo suโaallo laga waydiiyay wasiirka maamulka deeqaha dalka, horumarinta qorshaha Qaranka iyo xaaladda guud ee Dalka.
Muqdisho oo martigelinaysa Shirweynaha Qaran ee kaabayaasha Dijitaalka (DPI).
Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Xafiiska Raโiisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo kaashanaya hay'adaha kala ah: Bangiga Dhexe ee Soomaaliya (CBS), Hayโadda...
























