Sunday, February 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Qorsheynta XFS oo la kulmay Madaxda Hay’adaha QM ee ka howlgala dalka “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
2 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Qorsheynta XFS oo la kulmay Madaxda Hay’adaha QM ee ka howlgala dalka “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamuud Cabdiraxmaan Sheekh Faarax (Beenebeene) ayaa maanta kulan wax ku ool ah la yeeshay Madaxda Hay’adaha Qaramada Midoobay ee ka hawlgala gudaha Soomaaliya oo uu hoggaaminayay, Ku-Xigeenka Wakiilka Gaarka ee Xoghayaha Guud ee Qaraamada Midoobay, Mudane George Conway. Shirka ayaa looga hadlay dib ugu soo guurista hay’adaha Qaramada Midoobay ee gudaha Soomaaliya, dadaallada wadajirka ah ee ku aadan diyaarinta Qorshaha 10-aad ee Horumarinta Qaranka, iyo wax ka qabashada xaaladaha soo noqnoqday ee ka dhashay isbedelka cimilada. Kulanka ayaa sidoo kale diiradda lagu saaray fullinta heshiiskii ku saabsanaa la wareegidda dowladda Soomaaliya ee Qaybta Falanqaynta Haqab-beelka Cuntada iyo Nafaqada (Food Security and Nutrition Analysis Unit) ee loo soo gaabiyo FSNAU.

Kulanka waxaa ka qeybgalay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorsheynta Qaranka, Mudane Maxamed Shire, qaar ka mida Agaasime Waaxeedyada, iyo La-taliyayaal sare oo ka tirsan Wasaaradda.

Related posts

Hawlgalkan Seefta Aamusan oo Khawaarijta looga saaray deegaanno horleh

Hawlgalkan Seefta Aamusan oo Khawaarijta looga saaray deegaanno horleh

February 1, 2026
Shirka Hindiya iyo Carabta oo la soo xiray

Shirka Hindiya iyo Carabta oo la soo xiray

January 31, 2026

Previous Post

Golaha Wasiirrada oo ka shiray dardargelinta howlgallada ka dhanka ah Khawaarijta

Next Post

Kenya:Qarax gaas oo sababay dhimashada laba qof iyo dhaawaca boqolaal kale

Next Post
Kenya:Qarax gaas oo sababay dhimashada laba qof iyo dhaawaca boqolaal kale

Kenya:Qarax gaas oo sababay dhimashada laba qof iyo dhaawaca boqolaal kale

Hawlgalkan Seefta Aamusan oo Khawaarijta looga saaray deegaanno horleh

Hawlgalkan Seefta Aamusan oo Khawaarijta looga saaray deegaanno horleh

February 1, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Howlgalka Seefta Aamusan ayaa suurta geliyay in Khawaarijta Al-shabaab looga saaro deegaanno badan muhiin oo ka tirsan gobollada Dalka....

Shirka Hindiya iyo Carabta oo la soo xiray

Somalia Reaffirms Economic Diplomacy at India-Arab Summit

January 31, 2026
0

H.E. Abdisalam Ali, Minister of Foreign Affairs and International Cooperation of the Federal Republic of Somalia, today participated in the...

Shirka Hindiya iyo Carabta oo la soo xiray

Shirka Hindiya iyo Carabta oo la soo xiray

January 31, 2026
0

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali Dhaay, ayaa maanta ka qeyb galay...

Guddoonka Hay’adda SoDMA oo fogaan aragga uga qeybgalay kulan Caalami ah

Guddoonka Hay’adda SoDMA oo fogaan aragga uga qeybgalay kulan Caalami ah

January 31, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, oo ay weheliyaan hoggaanka sare ee hay’adda, ayaa ka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In