Saturday, March 7, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Qorsheynta XFS oo qaabilay Madax ka tirsan Safaaradda Norway ee Soomaaliya.

Ikraan Maxamed by Ikraan Maxamed
3 years ago
in Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamuud Cabdiraxmaan Faarax (Beenebeene), ayaa ku qaabilay xarunta dhexe ee Wasaaradda Qorsheynta u qaabilsanaha Safaaradda Norway ee Soomaaliya Mudane Haakon Svane iyo Madaxa Xirrirka Iskaashiga Horumarinta Mudane Erling hess Johnsen.

Kulanka oo ay goob joog ahaayeen Agaasimaha Guud wasaaradda Qorsheynta iyo Madaxa Xafiiska Isu-duwida Deeqaha iyo Barnaamijyada ayaa diiradda lagu saaray istaraatiijiyadda dowladda Norway ay ku taageereeyso Soomaaliya, iyadoo la waafajinayo Qorshaha Horumarinta Qaranka NDP-9 iyo mashaaricda horumarineed ee ay Dowladda Norway ku taageerto Soomaaliya

Related posts

Ra’iisul Wasaare Xamse oo ka tacsiyadeeyay geerida marxuum General Maxamed Cali Abokor

Ra’iisul Wasaare Xamse oo ka tacsiyadeeyay geerida marxuum General Maxamed Cali Abokor

March 7, 2026
Tartamayaasha Gubadley oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Gubadley oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 7, 2026

Labada dhinac ayaa isla meel dhigay in la dardar-galiyo mashaariicda xasilinta ee goboladda dhawaan laga xorreeyey khawarijta, iyadoo taageerada lagu salleeynayo waxyaabaha mudnaanta u leh dalka Soomaliya

Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta Mudane Maxamuud iyo Mas’uuliyiinta safaaradda Norway ee Soomaaliya ayaa isla meeldhigay in mashaariicda kala duwan ee la qorsheynayo iyo howlaha socda sidii wadajir loogu hergalin lahaa.

Previous Post

Sawirro: Dhalinyaro ay qaladay Khawaarijtu oo maanta isku soo dhiibtay ciidanka qaranka

Next Post

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida oo xukun toogasho ah ku fulisay Afar askari

Next Post
Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida oo xukun toogasho ah ku fulisay Afar askari

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida oo xukun toogasho ah ku fulisay Afar askari

Ra’iisul Wasaare Xamse oo ka tacsiyadeeyay geerida marxuum General Maxamed Cali Abokor

Ra’iisul Wasaare Xamse oo ka tacsiyadeeyay geerida marxuum General Maxamed Cali Abokor

March 7, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, ciidanka Qaranka...

Tartamayaasha Gubadley oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Gubadley oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 7, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo la afuray ciidanka xoogga

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo la afuray ciidanka xoogga

March 6, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta la afuray cutubyo ka tirsan  Ciidanka Xoogga Dalka, isaga oo ku...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyadeeyay geerida Marxuum Jeneraal Maxamed Cali Abokor

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyadeeyay geerida Marxuum Jeneraal Maxamed Cali Abokor

March 6, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiraanyo leh ka diray geerida, Alle ha u naxariistee, Janaraal...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In