Friday, April 10, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Qoyska XFS oo kulan doceedyo Geneva kula qaadatay Safiiro

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
6 months ago
in Wararka
0
Wasiirka Qoyska XFS oo kulan doceedyo Geneva kula qaadatay Safiiro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Amb. Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi, ayaa magaalada Geneva kulamo gaar ah kula qaadatay qaar ka mid ah Safiirada dalalka caalamka u fadhiya xarunta Qaramada Midoobay ee Geneva.

Kulamadan ayaa qayb ka ah ololaha ay Soomaaliya ka waddo magaalada Geneva, halkaas oo uu ka socdo Shirweynaha 60-aad ee Xuquuqul Insaanka Qaramada Midoobay (UN Human Rights Council).

Related posts

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay xubno ka tirsan Dowladda Liibiya

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay xubno ka tirsan Dowladda Liibiya

April 10, 2026
R/ Wasaaraha XFS oo goor dhow Muqdisho ka daah-furaya tartanka Orodada ee Marathon-ka

R/ Wasaaraha XFS oo goor dhow Muqdisho ka daah-furaya tartanka Orodada ee Marathon-ka

April 10, 2026

Kulanka koowaad, Wasiir Khadiija waxay la yeelatay H.E. Naser Abdullah Alhayen, Safiirka Dowladda Kuwait ee Geneva. Kulanka labaadna waxay la qaadatay H.E. Dr. Hend Abdulrahman Al Muftah, Safiirka Dowladda Qatar ee Geneva, halka kulanka saddexaadna ay la yeelatay H.E. Ambassador Burak Akรงapar, Safiirka Dowladda Turkey ee Geneva.

Safiirrada dalalkaasi waxay dhamaantood muujinayeen taageero buuxda oo ay u hayaan dadaallada ay Soomaaliya ku doonayso in ay dib u soo ceshato doorkeeda iyo madax-bannaanideeda ku aaddan waajibaadka qaran ee xuquuqul insaanka, ka dib muddo 30 sano ah oo ay ka maqneyd maareynta madax-bannaan ee arrintan muhiimka ah.

Dadaalladan ayaa qayb ka ah qorshaha ballaaran ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ee ku wajahan soo celinta kaalinteeda firfircoon ee Qaramada Midoobay, iyo xaqiijinta horumar ku dhisan ilaalinta xuquuqda aadanaha, caddaaladda iyo sinnaanta bulshada.

Waxaa la filayaa in maalinta Arbacada, 8-da Oktoobar 2025, la qabto codbixinta Golaha Xuquuqul Insaanka ee Qaramada Midoobay, taas oo Soomaaliya ay u tartamayso xubinnimo, iyadoo ololahan uu qayb weyn ka yahay dadaallada iyo kulamada diblumaasiyadeed ee ay Wasiiraddu hoggaamineyso.

Previous Post

Wasiirka Isgaarsiinta XFS oo daahfuray Kormeerka Hirgelinta Mashruuca Isdhexgalka Dijitaalka Bariga Afrika

Next Post

๐ƒ๐ซ. ๐‚๐ข๐ฅ๐ฆ๐ข ๐Œ๐š๐ฑ๐š๐ฆ๐ฎ๐ฎ๐ ๐๐ฎ๐ฎ๐ซ: โ€œ๐–๐š๐๐๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐ง ๐ญ๐š๐ฒ๐จ ๐ฅ๐ž๐ก, ๐›๐ข๐ฒ๐จ-๐ฆ๐š๐ซ๐ž๐ž๐ง๐ง๐จ ๐ฐ๐š๐š๐ซ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐ฎ๐ช๐๐ข๐ฌ๐ก๐จ ๐จ๐จ ๐๐ข๐› ๐ฎ ๐ก๐ž๐ฌ๐ก๐š ๐›๐ข๐ฅ๐ข๐œ๐๐ž๐ž๐๐ข๐ข ๐›๐š๐ซ๐ข-๐ฌ๐š๐ฆ๐š๐š๐๐ค๐ข๐ขโ€

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa gaaray Magaalada Tripoli ee...

R/ Wasaaraha XFS oo goor dhow Muqdisho ka daah-furaya tartanka Orodada ee Marathon-ka

R/ Wasaaraha XFS oo goor dhow Muqdisho ka daah-furaya tartanka Orodada ee Marathon-ka

April 10, 2026
0

R/ Wasaaraha Xukuumadda faderaalka Sooaaliya Mudane Xamsa cabdi Barre ayaa lagu wadaa in saacadaha soo socda uu Magaalada Muqdisho ka...

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo gaaray Caasimadda Liibiya ee Tripoli

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo gaaray Caasimadda Liibiya ee Tripoli

April 9, 2026
0

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa gaaray magaalada Tripoli, caasimadda...

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS  oo kormeertay xarunta Tuullada Carruurta SOS

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo kormeertay xarunta Tuullada Carruurta SOS

April 9, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa maanta kormeer howleed ku tagtay xarunta Tuullada...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In