Monday, October 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Shaqada Iyo Arrimaha Bulshada oo Indonesia kulan kula qaatay wasiirro ka tirsan wadamada Islaamka “Sawirro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Shaqada Iyo Arrimaha Bulshada oo Indonesia kulan kula qaatay wasiirro ka tirsan wadamada Islaamka “Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Shaqada iyo Arrrimha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdiweli Ibraahim Sheekh Muudeey oo howla shaqo ku jooga Dalka Indonesia isaga iyo wafdi uu hogaaminayo islamarkaana uu ka qeyb galayo Shirkii 3-aad ee Ururka Islaamka ee Wasaaradaha Shaqada Ee Dowladaha Islaamka ayaa kulamo gooni gooni ah kula leh halkaasi Wasiiro ka socda wadamada Islaamka.

Wasiirka ayaa magaalada Jakarta ee Dalka Indonesia wasiirada shaqada ee wadamada Islaamka ee ka qeyb galaya Shirkii 3-aad ee Ururka Islaamkla (3rd Islamic Conference of Labour Ministers) waxa ay kaga wada hadleen arrimo kale duwan oo la xiriira Xiriirka Soomaaliya iyo Wasiiradaasi wadamada ay ka kala socdaan.

Related posts

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026

Wasiirada Shirarka uu la qaatay Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdiweli Ibraahim Sheekh Muudeey ayaa waxa ay ka kala socdeen dowladaha xiriirka wanagsan leenahay sida: Indonesia, Qatar,Sudan, Boqortooyada Suadi Arabi iyo kuwa kale.

Waxaan ay ka wada hadleen sidii loo xoojin lahaa loona tayeen lahaa shaqaalaha soomaliyeed si kor loogu qaado xirfadooda maamul, tan aqooneyd iyo heerkooda waxbarasho iyo sidii loo gaari lahaa shaqo abuur dhameystiran ( Full Employment).

“Dhamaan dowladaha aan walaalaha nahay arinkaas aad ayey u soo dhoweyeen, waxay noo balan qadeen in ay somalia garab istaagi doonaan” ayuu Yiri Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Soomaaliya.

12004003_1508285566150320_7873160740125961759_n 12189894_1508285672816976_5446966208312358340_n 12191860_1508285492816994_6711865604666202470_n 12193301_1508285639483646_4053138962709586041_n

Previous Post

Wasiirka Maaliyadda “Sida aan u wanaajinno dajinta Miisaaniyadda dowladda ayay ku xirantahay in nalaga cafiyo deymaha caalamku nagu leeyahay”

Next Post

Barnaamijka Kulanka Todobaadka Oo Looga Hadlay Sida Looga Faa’ideysan Karo Teknolojiyada Casriga Ah “Dhageyso”

Next Post
Barnaamijka Kulanka Todobaadka Oo Looga Hadlay Sida Looga Faa’ideysan Karo Teknolojiyada Casriga Ah “Dhageyso”

Barnaamijka Kulanka Todobaadka Oo Looga Hadlay Sida Looga Faa'ideysan Karo Teknolojiyada Casriga Ah "Dhageyso"

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
0

Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In