Sunday, October 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Shaqada iyo arrimaha bulshada oo kulan la qaatay xubno ka tirsan golaha naafada Qaranka “Sawirro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Shaqada iyo arrimaha bulshada oo kulan la qaatay xubno ka tirsan golaha naafada Qaranka “Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka shaqada iyo arrimaha bulshada ayaa manta kulan la qaatay xubno ka tirsan golaha naafada Qaranka Soomaaliyeed.

Kulankan qadada ah ayaa ka danbeeyey kulamo isdaba joog ahaa oo ay la haayeen Mas’uuliyiinta Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada iyo golaha Naafada Qaranka,  kaas oo loogu kuurgelaayey Xaaladda Naafada Qaranka.

Related posts

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026

Agaasimaha Waaxda Naafada ee wasaaradda shaqada iyo arrimaha bulshada  Shariif Aadan Maxamed ayaa sheegay in kulankan uu yahay mid muhiimad u leh N aafadda.

Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada  Xildhibaan C/weli Ibraahim Sh.  Muuddeey ayaa sheegay in muhiimadda kulankan uu yahay in Naafada Soomaaliyeed ay noqdaan kuwo isku duuban oo aan la kala jiidjiidan.

Shirkii ugu danbeeyey ee Golaha Wasiiradda Soomaaliya ayaa waxaa uu meelmariyey siyaasadda naafada Qaranka.

vlcsnap-2015-10-11-17h49m08s32 vlcsnap-2015-10-11-17h49m12s81 vlcsnap-2015-10-11-17h49m19s147 vlcsnap-2015-10-11-17h49m27s229 vlcsnap-2015-10-11-17h49m54s233 vlcsnap-2015-10-11-17h51m38s251 vlcsnap-2015-10-11-17h51m48s90 vlcsnap-2015-10-11-17h52m03s235 vlcsnap-2015-10-11-17h52m22s119 vlcsnap-2015-10-11-17h52m49s222 vlcsnap-2015-10-11-17h52m53s4 vlcsnap-2015-10-11-17h52m58s60 vlcsnap-2015-10-11-17h53m08s157 vlcsnap-2015-10-11-17h53m12s200

Previous Post

Fursado shaqo oo ka bannaan dowlad goboleedka Koofur Galbeed Soomaaliya

Next Post

Dhageyso warka duhur ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

Dhageyso warka duhur ee Radio Muqdisho

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud oo Magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga u...

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

DFS oo cambaaraysay weerar lagu qaaday garoomo ku yaalla dalka Sacuudiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si xooggan u cambaareyneysaa weerarrada ay kooxda Xuutiyiintu ku qaadeen Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In