Tuesday, October 6, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Shaqada oo ka qayb galay Barnaamijka kulanka Todobadka”SAWIRRO”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Shaqada  oo ka qayb galay Barnaamijka kulanka Todobadka”SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka shaqada  iyo Arrimaha bulshada xukumadda Soomaaliya mudane Cabdiwali Sheekh Ibaraahim Muudey oo ka qeyb galayay barnaamijka kulanka Tododbaadka oo ka baxa Idaacadda iyo tvga Qaranka  ayaa waxaa uu  faah faahin ka bixiyay waxyaabihii u qabsoomay mudadii uu xilka hayay wasaaradda iyo  Muhiimadda uu u lee yahay dalka sharciga shaqaalaha Ajaanibta ah oo dhawaan ay ansixyeen Baarlamanka Soomaaliya,

Wasiirka  ayaa  ugu horeyn ka hadlay waxyaabhii u qabsoomey sannadkaan  Wasaarada Shaqada iyo Arrimaha bulshada iyo qorshayaasha kale ee xiga.

Related posts

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐪𝐞𝐲𝐛𝐠𝐚𝐥𝐚𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐃𝐡𝐚𝐦m𝐞𝐲𝐬𝐭𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐨 𝐞𝐞 𝐝𝐞𝐠𝐦𝐨𝐨𝐲𝐢𝐧𝐤𝐚 𝐁𝐚𝐥𝐚𝐧𝐛𝐚𝐥𝐥𝐞 𝐢𝐲𝐨 𝐆𝐮𝐫𝐢𝐜𝐞𝐞𝐥

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐪𝐞𝐲𝐛𝐠𝐚𝐥𝐚𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐃𝐡𝐚𝐦m𝐞𝐲𝐬𝐭𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐨 𝐞𝐞 𝐝𝐞𝐠𝐦𝐨𝐨𝐲𝐢𝐧𝐤𝐚 𝐁𝐚𝐥𝐚𝐧𝐛𝐚𝐥𝐥𝐞 𝐢𝐲𝐨 𝐆𝐮𝐫𝐢𝐜𝐞𝐞𝐥

October 5, 2026
Wasiiru-dowlaha  Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

October 4, 2026

“Markaan xilka lawareegay aniga waxaan xoogga saaray oo aan billaabay baahida jirta anoo ka fiirinaya waxaan xoogga saaray  sadax sharci in wasaaraddu ka shaqayso kuwaas oo kala ah sharciga hadda doodiisa aanu u fadhinno ee ah sharciga Shaqaalaha Ajaanibta ah oo la meelmariyay, Sharciga shaqaalaha gaarka loo leeyaya iyo sharciga Siyaasadda Naafada” Ayuu yiri wasiirka Shaqada Cabdiwali Muuday.

Wasiirka oo hadlayay Sharciga Shaqaalaha Ajaanibta ah ayaa sheegay in uu Shaqaalaha Ajaanibta ah sharcigaan siinayo fursado muhiim ah kuwaas oo sahlaya in ay howlaha shaqo ay Soomaaliya u yimadeen si fudud u qabsadaan.

Wasiirka shaqada iyo Arrimaha Bulshada mudane C\wali sheeq Ibraahim muuday oo hadalkiisa siiwata ayaa sheegay in sharciga Shaqaalaha Ajaanibta ah uu ahmiyad gaar ah siinayo shaqaalaha Soomaaliyeed isla markaana  shaqaalaha Soomaaliyeed uu u fududaynayo in ay qabsadaan shaqo walba oo  dalkooda taalla taas oo looga maarmo in qof Ajnabi ah qabto.

Wasiirka oo Su’aalo laga waydiiyay cidda sharcigaan wasaaradda ay la kaashatay ayaa sheegay in mas’uuliyiinta Wasaaradda Shaqada oo qura ay sharcigaan soo diyaariyeen kaddib markii ay arkeen in lama huran ay tahay in sharcigaan  xadidaya shaqada shaqaalaha Ajaanibta ah la Diyariyo.

DSC03683 DSC03685 DSC03687 DSC03688 DSC03695 DSC03696 DSC03700 DSC03702 DSC03706 DSC03711 DSC03714 DSC03715 DSC03721

Sawir Qaade Farxaan Sulaymaan Daahir

Previous Post

Imtixaanka Kamid noqashada jaamacadda Atlas oo maanta u fariisatay Arday tiradooda gaareyso laba boqol iyo Todobaatan Arday”SAWIRRO”

Next Post

Madaxweynaha: ‘’Soomaaliya waxay leedahay fursad ay ku noqoto horseedka dhaqaalaha qaaradda Afrika’’SAWIRRO”

Next Post
Madaxweynaha: ‘’Soomaaliya waxay leedahay fursad ay ku noqoto horseedka dhaqaalaha qaaradda Afrika’’SAWIRRO”

Madaxweynaha: ‘’Soomaaliya waxay leedahay fursad ay ku noqoto horseedka dhaqaalaha qaaradda Afrika’’SAWIRRO"

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐪𝐞𝐲𝐛𝐠𝐚𝐥𝐚𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐃𝐡𝐚𝐦m𝐞𝐲𝐬𝐭𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐨 𝐞𝐞 𝐝𝐞𝐠𝐦𝐨𝐨𝐲𝐢𝐧𝐤𝐚 𝐁𝐚𝐥𝐚𝐧𝐛𝐚𝐥𝐥𝐞 𝐢𝐲𝐨 𝐆𝐮𝐫𝐢𝐜𝐞𝐞𝐥

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐪𝐞𝐲𝐛𝐠𝐚𝐥𝐚𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐃𝐡𝐚𝐦m𝐞𝐲𝐬𝐭𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐨 𝐞𝐞 𝐝𝐞𝐠𝐦𝐨𝐨𝐲𝐢𝐧𝐤𝐚 𝐁𝐚𝐥𝐚𝐧𝐛𝐚𝐥𝐥𝐞 𝐢𝐲𝐨 𝐆𝐮𝐫𝐢𝐜𝐞𝐞𝐥

October 5, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta safar ku tagay degmadda Balanballe ee dowlad-goboleedka Galmudug,...

Wasiiru-dowlaha  Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

October 4, 2026
0

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa maanta...

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda Oo Qaabilay Safiirka Sacuudiga u Fadhiya Soomaaliya

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda Oo Qaabilay Safiirka Sacuudiga u Fadhiya Soomaaliya

October 4, 2026
0

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa xafiiska...

Galmudug oo digniin kasoo saartay roobab dabeylo wata oo lafilayo inay dalka ka da’aan

Galmudug oo digniin kasoo saartay roobab dabeylo wata oo lafilayo inay dalka ka da’aan

October 4, 2026
0

Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha ee Galmudug, gaar ahaan Waaxda Hydrometeorology, waxay soo saartay saadaasha roobabka ee muddada 04 ilaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In