Friday, October 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka shaqada oo tilmaamay in dhallinyarada ay abuurayaan fursado shaqo “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Wasiirka shaqada oo tilmaamay in dhallinyarada ay abuurayaan fursado shaqo “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulankan wadatashiga oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Shaqada iyo arrimaha Bulshada ayaa waxaa looga hadlayey sidii dhallinyarada loogu samayn lahaa Barnaamijyo shoqo loogu abuurayo dhallinyarada, si looga badbaadiyo halista ay u nugul yihiin sida tahriibka, isticmaalka Mandooriyaha iyo ku biiritaanka Kooxaha Nabad-diidka ah.

Agimaha Guud Wasaaradda Shaqada iyo arrimaha Bulshaqada Cade Maxamed Muqtaar  oo ugu horeyn ka hadlay kulanka ayaa tilmaamay in dhalllinyarada ay yihiin Lafdhabrka Ummadda, ayna ku dadaalayaan sidii fursado shaqo loogu abuuri lahaa.

Related posts

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026

Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo arrimaha Bulshaqada Mudane Cabdiweli Ibraahim Sheekh Muudey oo furay kulanka ayaa u sheegay ka qaybgalayaasha shirka in ujeedku uu yahay, sidii looga wada shaqeyn lahaa midnimada Ummadda, tooso keeni karta in ugu danbeyntii la gaaro halka la hiigsanayo oo ah badbaafinta dhallinta Soomaaliyeed.

“Qorshaha dowladda waxa ay tahay in fursado shaqo loo abuuro dhallinyarada, si looga hortago in dhallinyarada ay tahriibaan ama ay ku biiraan kooxaha nabad diidka ah” ayuu yiri Wasiirka dhaqada iyo arrimaha  bulshada.

Kulankan ayaa qayb ka ah Barnaamijka hiigsiga Soomaaliya, gaar ahaaan Tiirka Afraad,  waxaana  ka soo qayb kalay Wakiilo ka kala socday Waaaradaha  dawladda Fedeaalka Soomaaliya ,Maamul Goboleedyada Dalka iyo Wakiiladda qaar ka mida ah Ururrada Caalamiga ah.

IMG_6431 IMG_6432 IMG_6434 IMG_6435 IMG_6436 IMG_6437 IMG_6438 IMG_6439 IMG_6440 IMG_6441   IMG_6444 IMG_6446 IMG_6448 IMG_6450 IMG_6455 IMG_6456 IMG_6458 IMG_6459 IMG_6460 IMG_6462 IMG_6464 IMG_6466 IMG_6467 IMG_6470 IMG_6471 IMG_6475 IMG_6477 IMG_6478 IMG_6479 IMG_6480 IMG_6484 IMG_6487

Sawir Qaade:- Cabdulaahi Muxudiin Codka

Previous Post

Dhageyso Warka Duhur ee Radio Muqdisho

Next Post

Shirka wadatashiga oo maalintii 2-aad ka socda Muqdisho

Next Post
Shirka wadatashiga oo maalintii 2-aad ka socda Muqdisho

Shirka wadatashiga oo maalintii 2-aad ka socda Muqdisho

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Arusha...

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

October 1, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, ayaa Ankara kula kulmay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada Türkiye,...

SoDMA oo  kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

SoDMA oo kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

October 1, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan ay isugu yeertay Wasaaradaha iyo Hay’adaha Dowladda Federaalka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In