Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Shaqada”haka waantoobaan Shaqsiyaadka Beenta u sheegaya Bulshada”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Shaqada”haka waantoobaan Shaqsiyaadka Beenta u sheegaya Bulshada”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ayaa uga digay  inay ka feejignaadaan Dadka Soomaaliyeed  Shaqsiyaadka Been Abuurka lacagaha uga qaadanaya.

Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Soomaaliya Cabdiwali Sheekh Muudey ayaa sheegay in Tallaabo laga qaadi doono shaqsiyaadkaas dadka u sheegaya in ay hayaan fiisooyin ay ku Aadayaan waddamo Dowladda Soomaaliya u ballan qaaday in shaqo ay siindoonaan dadka Soomaaliyeed.

Related posts

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026

“Dadkiyoo dhibaateysan in haddane la dhoho waxaan idinku daraynaa liiska dad Shaqaale ahaan loogu qaadi doono Waddamada Sacuudiga iyo Qadar, waxaan leeyahay ka waantooba,Umadda Soomaaliyeed waxaan leeyahay dadkaas idinma qaadi karanee yey idin hami galin, cid aanay la socon Wasaaradda ma aadi doonto Waddamadaas” Ayuu yiri Wasiir Muudey.

Tan iyo markii ay soo ifbaxday in ay  jiri doonaan dad Soomaaliyeed oo Shaqaale Ahaan loogu qaadi Doono Waddamada Qadar iyo Sacuudiga ayaa waxaa  soo baxay Shaqsiyaad ka been abuuranaya Wasaaradda Shaqada una sheegaya dadka in ay hayaan fiisooyinkii lagu bixilahaa sidasna dadka lagac uga qaadanaya.

Previous Post

Barnaamijka Faaqidaada Wararka

Next Post

Sheekh Nuur Baaruud” Waa Musiibo in dadka la dilo iyagoo ku dhawaaqaya Magaca Ilaah

Next Post
Sheekh Nuur Baaruud” Waa Musiibo in dadka la dilo iyagoo ku dhawaaqaya Magaca Ilaah

Sheekh Nuur Baaruud" Waa Musiibo in dadka la dilo iyagoo ku dhawaaqaya Magaca Ilaah

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In