Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Tamarta iyo Khayraadka Biyaha oo si rasmi ah isaga casilay xilkii Wasiirnimo

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
8 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Tamarta iyo Khayraadka Biyaha oo si rasmi ah isaga casilay xilkii Wasiirnimo
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta Gareen) oo ahaa Wasiirka Tamarta iyo Biyaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, kana mid ah Xildhibaannada Soomaaliya ayaa shirjaraa’id oo uu ku qabtay maanta magaalada Baydhabo waxaa uu si rasmi ah ugu shaaciyay in uu iska casilay xilkii Wasiirnimo ee Dowladda Soomaaliya.

Related posts

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026

Mudane Lafta Gareen oo hadda ka mid ah musharaxiinta u tartamaya xilka Madaxwaynaha Koonfur Galbeed ayaa isagoo ka hadlaya sababaha uu isaga casilay xilka Wasiirnimo waxaa uu yiri “Waxaa igu kalifay in aan iska casilo xilka Wasiirnimo, maadaama sharuudihii Guddiga Doorashada ay ku jirtay qof haya xil Wasiirnimo in uusan tartanka ka qayb-gali karin, waxaana ku khasbanahay in aan u hoggaansamo awaamiirta Guddiga Doorashada Maamulka Koonfur Galbeed”.

Musharax Cabdicasiis ayaa u mahadceliyay Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre, Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Tamarta iyo Biyaha, Agaasinka Guud iyo Shaqaalaha Wasaaradda, waxaana uu xusay in uu aad ugu faraxsanaa waqtigii ay soo wadashaqeeyeen, isagoo ka codsaday Ra’iisul Wasaare Khayre in uu ka aqbalo iscasilaadiisa.

Mudane C/casiis Xasan Maxamed (Lafta Gareen) ayaa ka mid ah murashaxiinta ugu cad cad xilka Madaxwaynaha Koonfur Galbeed, taasi oo dhacaysa 17-ka bishaan November 2018.

Previous Post

Kulan Sannadeedka Golaha Wasiirrada ee Dar-dar Gelinta Qorshayaasha Qaranka oo maalintii labaad ka socda Muqdisho

Next Post

Ciidanka Xoogga dalka oo howlgal ku dilay lix ka tirsan maleeshiyada Al-Shabaab

Next Post
Ciidanka Xoogga dalka oo howlgal ku dilay lix ka tirsan maleeshiyada Al-Shabaab

Ciidanka Xoogga dalka oo howlgal ku dilay lix ka tirsan maleeshiyada Al-Shabaab

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In