Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Wafaafinta Koofur galbeed oo Koofur Africa lagu soo dhaweeyay-Sawirro

caqiil by caqiil
11 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Wafaafinta Koofur galbeed oo Koofur Africa lagu soo dhaweeyay-Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka warfaafinta iyo wacyi galinta dowlad goboleedka Koofur galbeed Soomaaliya mudane Xasan Cabdi Maxamed, ayaa waxaa lagu soo dhaweeyay magaalada Port Elizapeth ee dalka koofur Africa, halkaasi oo ay jaaliyada Soomaalida ee gobolkaasi si wacan uga qeyb qaateen soo dhaweynta wasiirka .

Xasan Cabdi Maxamed wasiirka Warfaafinta Maamulka Koofur galbeed Soomaaliya ayaa soo dhaweyntiiisa kadib waxaa loo galbiyay hotelka uu ka dagi lahaa magaalada mudada uu joogo isla markaana uga dhamaanayaan shaqooyinka uu u yimid dalka Koofur Africa.

Related posts

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026

Xubno ka tirsan jaaliyada Soomaalida  ayaa goobta soo dhaweynta kula hadlay warbaahinta qaranka waxaa ayna sheegeen in kulan ay u agaasimi doonaan kaa oo noqon doono mid jaaliyada ay warbxino iyo Macluumaad uga qaadan karaan marxalada dalka Soomaaliya.

Wasiirka oo dhankiiisa la hadlay warbaahinta qaranka ayaa ka mahadceliyay soo dhaweynta jaaliyada Soomaalida iyo tan Koofur galbeed u sameeyeen waxaa sido kale uu u mahadceliyay safaarada Soomaalida ee dalka koofur Africa.

Waxaa uu sheegay in jaaliyada uu warbixin guud ka siin doono xaalada dalka Soomaalida iyo tan Maamulka Koofur galbeed si ay xogta isku dhaafsadaan labada dhinac.

Jaaliyada Soomaalida ayaa la filayaa in maata oo  jimcaha ah kulan u qabto wasiirka halkaas oo ay ku kala war qaadan doonaan.

IMG_9191 IMG_9193 IMG_9208 IMG_9222

Abdilahi Qorshe

Port Elizapeth-Koofur africa

 

Previous Post

Booliska Kenya oo gacanta ku dhigay rag maleegayay qaraxyo

Next Post

Dhageyso warka subax ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhagayso Barnamijka Dhacdooyinka Maanta Ee Radio Muqdisho

Dhageyso warka subax ee Radio Muqdisho

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In