Thursday, March 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Warfaafinta oo guddoonsiiyey Shahaado Sharaf Madaxda Shirkadda Somprint

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
4 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Warfaafinta oo guddoonsiiyey Shahaado Sharaf Madaxda Shirkadda Somprint
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulan loogu mahadcelinaayay laguna gudoon siinaayey shahaado sharaf madaxda shirkada Somprint, ayaa lagu qabtay Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya oo ay ka soo qaybgaleen wasiirka Warfaafinta, Agaasimaha guud ee Wasaaradda, Agaasimaha waaxda Wargaysyada iyo Agaasime waaxeedyada Wasaaradda.

Wasiirka Warfaafinta, ayaa guddoonsiiyey shahaado sharaf madaxda shirkadda Somprint, waxa uuna ku amaanay doorka weyn ay ka qaateen Wargeyska Dalka iyo dal dhiska dalka .

Related posts

Ciidanka Xoogga oo howlgallo ka fuliyay Gobolka Shabeellaha Dhexe

Ciidanka Xoogga oo howlgallo ka fuliyay Gobolka Shabeellaha Dhexe

March 12, 2026
Wasiirka Isgaarsiinta XFS oo soo xiray Madasha Bandhigga Sahanka Qiimeynta Heerka U-Diyaargarowga Dhijitaalka

Wasiirka Isgaarsiinta XFS oo soo xiray Madasha Bandhigga Sahanka Qiimeynta Heerka U-Diyaargarowga Dhijitaalka

March 12, 2026

Sidoo kale Wasiirka Warfaafinta, ayaa sheegay in Wargeyska Dalka uu yahay kan ugu weyn ee dalka ka soo baxa goob kastana laga heli karo sida diyaarada, xafiisyada, garoomada iyo goobo badan oo dalka ah, fariinta uu xambarsan yahayna wargeyska dalka ay tahay mid ka duwan fariimaha ku qoran baraha bulshada ama fariimaha codka ee markaa baxada.

Shirkadda Somprit ayaa muddo lix sano ah waxa ay si dhow ula shaqeyneysay Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo dalxiiska gaar ahaan waaxda Wargeyska Dalka oo ay kala shaqeyneysay daabacadda Wargeyska Dalka oo maalinta Isniinta soo baxa.

Ugu danbeyn Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta mudane Cusmaan Abokor Dubbe ayaa oga mahad celiyey madaxda shirkadda Somprint sida hagar la’aanta ah ay ula shaqeysay Wasaaradda Warfaafinta sidoo kalena ay qeyb weyn uga qaadatay dib u dhiska dalka.

Previous Post

Kusimaha Maxweynaha Dalka Oo Kulan La Qatay James Swan

Next Post

Ra’iisul Wasaare Xamse Oo Kulan La Qaatay Qaar Kamid ah Dhallinyarada Soomaaliyeed “SAWIRRO”

Next Post
Ra’iisul Wasaare Xamse Oo Kulan La Qaatay Qaar Kamid ah Dhallinyarada Soomaaliyeed “SAWIRRO”

Ra’iisul Wasaare Xamse Oo Kulan La Qaatay Qaar Kamid ah Dhallinyarada Soomaaliyeed “SAWIRRO”

Ciidanka Xoogga oo howlgallo ka fuliyay Gobolka Shabeellaha Dhexe

Ciidanka Xoogga oo howlgallo ka fuliyay Gobolka Shabeellaha Dhexe

March 12, 2026
0

Ciidanka Xoogga Dalka gaar ahaan Ururka 171aad Guutada 17aad Qeybta 1aad ee Kumaanooska Gorgor ayaa howlgallo qorsheysan Ka fuliyay Koonfurta...

Wasiirka Isgaarsiinta XFS oo soo xiray Madasha Bandhigga Sahanka Qiimeynta Heerka U-Diyaargarowga Dhijitaalka

Wasiirka Isgaarsiinta XFS oo soo xiray Madasha Bandhigga Sahanka Qiimeynta Heerka U-Diyaargarowga Dhijitaalka

March 12, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda isgaarsiinta iyo teknolojiyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Soomaali , ayaa maanta magaalada Muqdisho kusoo xiray Madasha Bandhigga...

Qoysas ay abaartu saameysay oo biyo dhaamin lagu sameeyay degaanno hoostaga Cadaado

Qoysas ay abaartu saameysay oo biyo dhaamin lagu sameeyay degaanno hoostaga Cadaado

March 12, 2026
0

Ilaa 1,000 qoys oo ay si daran u saameysay abaarta ka jirta qaybo ka mid ah dalka ayaa ka faa’iideystay...

Taliyaha CXDS oo kulan dardaaran ah la qaatay Ciidamo u baxaya Tababar Dalka Dibaddiisa ah

Taliyaha CXDS oo kulan dardaaran ah la qaatay Ciidamo u baxaya Tababar Dalka Dibaddiisa ah

March 12, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (CXDS) S/Guuto Ibrahim Mohamed Mahmoud ayaa kulan sagootin iyo dardaaran ah la qaatay ciidamo gaar...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In