Friday, March 13, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka warfaafinta oo ka hambaleeyay maalinta saxaafadda Soomaaliya

caqiil by caqiil
9 years ago
in Wararka
0
Wasiir Maareeye “Waxaan ku dadaali doonaa wariyeyaasha xiran sidii ay xuquuqdooda u heli lahaayeen” Dhageyso
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Warfaafinta,Dhaqanka & Dalxiiska Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye, ayaa munaasabadda maalinta saxaafadda Soomaaliyeed awgadeed hambalyo u diray bahda saxaafadda Soomaaliyeed oo dhan.

Wasiir Maareeye ayaa yiri “Waxaan saxafiyiinta Soomaaliyeed ugu hambalyeynayaa maalinta saxaafadda oo ku beegay 21 January. Maanta oo kale 44 -sano ka hor ayay ahayd markii uu soo baxay wargeyskii ugu horreeyay ee Af-soomaali lagu daabaco”.

Related posts

Wasaaradda Batroolka XFS oo go’aanno ka soo saareysa cabashooyinka dadka ee ku aadan shidaalka

Wasaaradda Batroolka XFS oo go’aanno ka soo saareysa cabashooyinka dadka ee ku aadan shidaalka

March 13, 2026
Xuska maalinta caalamiga ah ee cudurada ku dhaca Indhha oo Muqdisho lagu qabtay

Xuska maalinta caalamiga ah ee cudurada ku dhaca Indhha oo Muqdisho lagu qabtay

March 13, 2026

Wasiirka ayaa  tacsi u diray eheladii ay ka geeryoodeen  3 saxafi oo sanadkii tagay ee 2016, kooxaha nabad diidka ahi ku dileen Muqdisho iyo Gaalkacyo.

“Waxaan Eebbe ka baryeynaa in uu u naxariisto wariyeyayaashii Soomaaliyeed ee iyagoo bulshadooda u adeegaya ay kooxaha xag-jirka ahi dileen, waxaan tacsi u direynaa eheladii ay ka bexeen” ayuu hadalkiisa sii raaciyay wasiirka Warfaafinta,Dhaqanka & Dalxiiska Maxamed Cabdi Xayir Maareeye.

Wasiirka ayaa tilmaamay in hoos u dhac uu ku yimid saxaafadda daabacan ee guud ahaan dalka, isagoo sheegay in ay dowladdu waddo qorsheyaal lagu xoojinayo saxaafadda daabacan si kor loogu qaado awoodda qoraal iyo akhris ee bulshadeenna.

Previous Post

Guddoomiyaha baarlamaanka oo la kulmay musharaxiin-Sawirro

Next Post

Daawo Sawirada: Dabkii maanta ka kacay Suuqa Bakaaro ee Magaalada Muqdisho.

Next Post
Daawo Sawirada: Dabkii maanta ka kacay Suuqa Bakaaro ee Magaalada Muqdisho.

Daawo Sawirada: Dabkii maanta ka kacay Suuqa Bakaaro ee Magaalada Muqdisho.

Wasaaradda Batroolka XFS oo go’aanno ka soo saareysa cabashooyinka dadka ee ku aadan shidaalka

Wasaaradda Batroolka XFS oo go’aanno ka soo saareysa cabashooyinka dadka ee ku aadan shidaalka

March 13, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Batroolka XFS, Maxamed Xaashi Carabey oo la hadlay warbaahinta qaranka ayaa ka warbixiyay sare u kaca...

Xuska maalinta caalamiga ah ee cudurada ku dhaca Indhha oo Muqdisho lagu qabtay

Xuska maalinta caalamiga ah ee cudurada ku dhaca Indhha oo Muqdisho lagu qabtay

March 13, 2026
0

Mas'uuliyiinta Wasaaradda Caafimaadka XFS ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay xaflad lagu maaamuusaayey maalinta caalamiga ah ee wacyigelinta cudurka biyaha indhaha...

Tartamayaasha Gubadley oo soo tiigsaday wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Gubadley oo soo tiigsaday wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

March 13, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Tartamayaasha Kaaraan oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Kaaraan oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

March 12, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In