Monday, September 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay qaar kamid ah maamuliyaasha Warbaahinta dalka”SAWIRRO”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay qaar kamid ah maamuliyaasha Warbaahinta dalka”SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulanka uu maanta xafiiskiisa kula yeeshay Wasiirka Warfaafinta, Hidaha iyo Dalxiiska Xukuumadda Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) iyo qaar kamid ah maamuliyaasha Warbaahinta Madax banaan ayaa waxaa goob joogka ahaa, Wasiir ku xigeenka, Wasiiru dowlaha Wasaaradda, Agaasimaha guud ee Wasaaradda Warfaafinta iyo qaar kamid ah Agaasime Waaxeedyada Wasaaradda ayaa waxaa looga hadlaayay sidii wada shaqeyn buuxda u dhex mari laheyd Madaxda Wasaaradda Warfaafinta iyo dhamaan Warbaahinta dalka ka howlgasha.

Kulanka ayaa waxaa sidoo kale ka qeybgalay Xoghayaha guud ee ururka Saxafiyiinta Qaranka ee NUSOJ Maxamed Ibraahim (Pakistan) waxaana intii kulanka uu socday la isku dhaafsaday fikiro u aadan sida ugu wanaagsan oo ay u wada shaqeyn lahaayeen Warbaahinta madax banaan iyo Madaxda cusub ee Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya.

Related posts

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

September 27, 2026
𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

September 27, 2026

Dhamaan mas’uuliyiintii kulanka ka hadashay ayaa tilmaamay in ay muhiim tahay in wada shaqeyn joogto ah ay dhex marto maamuliyaasha Warbaahinta Madax banaan iyo Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya.

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Hidaha iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa kulanka ka sheegay in mas’uuliyiinta Wasaaradda Warfaafinta oo uu isaga ugu horeeyo ay ka go’an tahay in uu si dhow ula shaqeeyo dhamaan warbaahinta dalka ka howlgasha maadaama mas’uul ka yahay dhamaan warbaahinta dalka ka dhaqeysa.

IMG_4171

IMG_4172

IMG_4177

IMG_4179

IMG_4180

IMG_4182

IMG_4183

IMG_4184

IMG_4185

IMG_4186

IMG_4187

IMG_4191

IMG_4195

IMG_4196

IMG_4205

IMG_4213

IMG_4216

IMG_4217

IMG_4221

IMG_4222

IMG_4234

IMG_4261

IMG_4285

IMG_4290

IMG_4295

IMG_4305

IMG_4312
Sawir Qaade: Qadar Cali Nuur

Previous Post

Nadaxweynaha Koonfur galbeed oo maanta gaaray Qansax-Dheere

Next Post

Wasiirka Warfaafinta,Dhaqanka &Dalxiiska oo la kulmay Safiirka Imaaraadka Carabta”SAWIRRO”

Next Post
Wasiirka Warfaafinta,Dhaqanka &Dalxiiska oo la kulmay Safiirka Imaaraadka Carabta”SAWIRRO”

Wasiirka Warfaafinta,Dhaqanka &Dalxiiska oo la kulmay Safiirka Imaaraadka Carabta”SAWIRRO”

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

September 27, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashanaysa Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ee Jubbaland, ayaa diyaarisay 10 matoor oo...

𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

September 27, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xarunta dhexe ee Hay’adda ku qaabilay Guddoomiyaha Hay’adda...

JSP oo Dugsiga Sare ee Mudug ka wada ololaha doorashada

JSP oo Dugsiga Sare ee Mudug ka wada ololaha doorashada

September 27, 2026
0

Xubno ka tirsan Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka ee JSP ayaa ololaha doorashada ka sameeyay xarunta Dugsiga Sare ee Mudug, iyagoo...

Xukunka Askari dilay Muwaadin Soomaaliyeed

Xukunka Askari dilay Muwaadin Soomaaliyeed

September 27, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Dable Xoogga Cabdi Aadan Ibraahim oo lagu naaneyso “Soddon” , ayaa lagu eedeeyey Dilka Marxuum Yuusuf Axmed Cabdi oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In