Wednesday, February 4, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya oo ka tacsiyadeeyay geerida marxuum Axmed Caamir

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
6 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya oo ka tacsiyadeeyay geerida marxuum Axmed Caamir
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya mudane Maxamed Cabdi Xayir “ Maareeye”, Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda  Mudane Aadan Isaaq, Agaasimaha guud ee Wasaaradda warfaafinta Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Sheekh Al-Cadaalla,maamulka iyo dhammaan shaqaalaha Wasaaradda ayaa ka tacsiyadeeyay geerida ku timid Alle ha u naxariistee Axmed Caamir oo ahaa Aabaha dhalay Xafso Axmed Caamir oo ka mid ah shaqaalaha Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed ee SONNA,kaas oo caawa fiidkii ku geeriyooday Muqdisho.

Waxayna mas’uuliyiinta Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya si gaar ah tacsi ugu direen Xafso Axmed Caamir oo ka mid ah shaqaalaha SONNA,iyagoo Alle uga baryay inuu ka waraabiyo Jannatul Fardowsa, samir iyo iimaana ka siiyo Qoyskii iyo Qaraabadii uu ka tegay Marxuumka.

Related posts

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo qaabilay wafdi ka socda hay’adda Mercy Corps

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo qaabilay wafdi ka socda hay’adda Mercy Corps

February 3, 2026
Wasaaradda Howlaha guud XFS oo hormuud u ah dardargelinta mashruuca garoonka New Muqdisho

Wasaaradda Howlaha guud XFS oo hormuud u ah dardargelinta mashruuca garoonka New Muqdisho

February 3, 2026

Alle ha naxariistee Aabe Axmed Caamir ayaa maalmihii u dambeeyay ku xanuunsanayay magaalada Muqdisho.

Tags: Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya oo ka tacsiyadeeyay geerida marxuum Axmed Caamir
Previous Post

Madaxweyne Farmaajo oo uga warbixiyey ururrada bulshada rayidka ah hannaanka geedi socodka siyaasadda Dalka+Sawirro

Next Post

Maamulka Degmada Warta-nabada oo ka warbixiyay nin hubeysan oo dad ku rasaaseeyay degmadaasi

Next Post
Maamulka Degmada Warta-nabada oo ka warbixiyay nin hubeysan oo dad ku rasaaseeyay degmadaasi

Maamulka Degmada Warta-nabada oo ka warbixiyay nin hubeysan oo dad ku rasaaseeyay degmadaasi

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo qaabilay wafdi ka socda hay’adda Mercy Corps

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo qaabilay wafdi ka socda hay’adda Mercy Corps

February 3, 2026
0

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi sare oo ka socday...

Wasaaradda Howlaha guud XFS oo hormuud u ah dardargelinta mashruuca garoonka New Muqdisho

Wasaaradda Howlaha guud XFS oo hormuud u ah dardargelinta mashruuca garoonka New Muqdisho

February 3, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib-u-dhiska iyo Guriyeynta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Faarax Cabdinuur Axmed, ayaa maanta shir heer...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo qaabilay Wafdi ka socda Switzerland

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo qaabilay Wafdi ka socda Switzerland

February 3, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ballaaran oo ka socday Hay’adda...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Dowladda Soomaaliya oo ku celisay inay ahmiyad siineyso wada-hadal Qaran

February 3, 2026
0

Dowladda Soomaaliya War-saxaafadeed ay soo saartay markale ku celisay inay ahmiyad siineyso wada-hadal Qaran Screenshot  

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In