Tuesday, March 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Warfaafinta XFS oo boggaadiyay horumarka laga gaaray dalxiiska

admin by admin
6 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Warfaafinta XFS oo boggaadiyay horumarka laga gaaray dalxiiska
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xaflad abaalmarino lagu guddoonsiinayo dadkii ka soo shaqeeyay munaasabad loogu magac daray abaalmarinta safarka iyo dalxiiska ayaa xalay lagu qabtay xarunta Wasaaradda Warfaafinta, dhaqanka iyo Dalxiiska, taasi oo ay ka qeyb galeen Wasiiro, Xildhibaanno ka tirsan labada Gole ee Dowladda, mas’uuliyiin kale, qeybaha bulshada iyo marti sharaf munaasabadda lagu casuumay.

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Warfaafinta mudane Aadan Isaaq Cali ayaa sheegay in guul taariikhi ah ay in leygskugu yimaado xaflad lagu dhiirigelinayo arrimaha dalxiiska,isagoo hay’adaha ka shaqeeya ku dhiirigeliyay in ay sii wadaan Wasaaraduna ay garab taagantahay.

Related posts

Tartamayaasha Degmada Kaaraan oo caawa ku guuleystay kaalinta 3-aad ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Degmada Kaaraan oo caawa ku guuleystay kaalinta 3-aad ee tartanka “SAWIRRO”

March 17, 2026
Wasiirka Cadaaladda XFS oo  lagu soo dhaweeyey UK

Wasiirka Cadaaladda XFS oo lagu soo dhaweeyey UK

March 16, 2026

Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) oo munaasabadda ka hadlay ayaa boggaadiyay horumarka laga gaaray dhanka dalxiiska waxaa uuna sheegay in Soomaaliya ay kamid tahay meelaha ugu hawada fiican ee loo dalxiis tago, ayna leedahay magaalooyin qurux badan oo ku habboon dalxiiska.

Wasiir Maareeye ayaa sheegay in Munaasabadaan ay noqon doonto mid sannad walba ay wasaaradu qabato.

Gaba-gebadii munaasabadda waxaa tikityo safarro dalxiis ah oo gobolada dalka ah la gudoonsiiyay qaar kamid ah dadkii ka soo qeybgalay xafladda, iyadoo shahaadooyin la gudoonsiiyay qaar kamid ah shirkadaha ka shaqeeya arrimaha dalxiiska iyo goobaha loo dalxiis tago Caasimadda dalka.

Previous Post

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

Next Post

Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda dalka oo sheegtay in dalxiisayaasha ay u fududeyneyso Fiisaha.

Next Post
Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda dalka oo sheegtay in dalxiisayaasha ay u fududeyneyso Fiisaha.

Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda dalka oo sheegtay in dalxiisayaasha ay u fududeyneyso Fiisaha.

Tartamayaasha Degmada Kaaraan oo caawa ku guuleystay kaalinta 3-aad ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Degmada Kaaraan oo caawa ku guuleystay kaalinta 3-aad ee tartanka “SAWIRRO”

March 17, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Wasiirka Cadaaladda XFS oo  lagu soo dhaweeyey UK

Wasiirka Cadaaladda XFS oo lagu soo dhaweeyey UK

March 16, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Soomaaliya ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Macalin, oo safar shaqo ku jooga United...

Somali Leaders Honor Fallen Soldiers and Celebrate Military Gains During Ramadan

Somali Leaders Honor Fallen Soldiers and Celebrate Military Gains During Ramadan

March 16, 2026
0

The Ministers of Defense, Ahmed Moallim Fiqi; Education, Culture and Higher Education, Farah Sheikh Abdulkadir; Transport and Civil Aviation, Mohamed...

SoDMA, South West Ministry Launch Emergency Food Aid for Drought-Affected Families in Baidoa

SoDMA, South West Ministry Launch Emergency Food Aid for Drought-Affected Families in Baidoa

March 16, 2026
0

The Somali Disaster Management Agency (SoDMA), in collaboration with the South West State Ministry of Humanitarian Affairs, today launched the...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In