Sunday, October 4, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS oo ka qeybgalay Munaasabad lagu Xusayay Maalinta Caalamiga ah ee ka hortagga Shaqaaleysiinta Carruurta 12 June “SAWIRRO”

Mulki Abdirahim Hassan by Mulki Abdirahim Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS oo ka qeybgalay Munaasabad lagu Xusayay Maalinta Caalamiga ah ee ka hortagga Shaqaaleysiinta Carruurta 12 June “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS Xasan Xuseen Xaaji ayaa ka qeybgalay Munaasabad lagu Xusayay Maalinta Caalamiga ah ee ka hortagga Shaqaaleysiinta Carruurta 12 June.

Munaasabadan oo ay soo qaban-qaabisay Wasaaradda  Shaqada iyo Arrimaha Bulshadda ee XFS ayaa  Waxaa ku sugnaa Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo Xuquulqul insaanka XFS Xaniifa Maxamed Ibraahim ,Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshadda XFS Cabdiwahaab Ugaas  Xuseen Ugaas Khaliif iyo Wasiirka Cadaaladda XFS Cabduqaadir Maxamed Nuur Jaamac iyo Xubnno kale oo ka Socday Laamaha DFS iyo Ururada Bulshada Rayidka .

Related posts

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Tanzania

October 4, 2026
Agaasime Mahad Salaad oo booqday xarunta NISA ee gobolka Galgaduud

Agaasime Mahad Salaad oo booqday xarunta NISA ee gobolka Galgaduud

October 4, 2026

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS oo madasha ka hadlay ayaa si qota dheer ugu hadlay ,Muhiimadda ay leedahay ka hortagga Shaqaaleysiinta Caruurta ,isagoo tilmaamay In Sharciyadda Caalamiga ah iyo Xeerarka Dalka ay mamnuuceen in Carruurta la Shaqaaleysiiyo.

” Diinteenna islaamka ayaa na  Fareysa in la dhowro Xuquuqda Carruurta ,ka Wasaarad ahaan waxaan aad ugu shaqeynay ka hortagga Askareynta Carruurta ,Waxaan ka soo Saarnay Habraacyo laga dhaqan-galiyay Talisyada Ciidanka XDS , Dalka Waxaa uu leeyahay Sharciyadii ilaalin lahaa Xuquuqda Carruurta ,waxaase loo baahanyahay Ha’addaha iyo Wasaaradaha XFS ee ay quseyso in ay iska kaashadaan arrimahaas Mar walbana Wasaaradda Gaashaandhigga XFS Diyaar ayay u tahay ilaalinta Xuquuqda Carruurta” ayuu yiri Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo ka hadlayay kulanka.

Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa dadaal Xooggan galisay hirgalinta Habraacyo ku aadan ka hortagga Askareynta Carruurta ,Waxaana Wasaaradda ay ka sameysay qaar ka mid ah Gobalada Dalka Olole lagu wacyi-galinayo bulshadda si ay ugu qeybqaataan ka horyagga Askareynta Carruurta Si loo ilaaliyo Xuquuqda Carruurta Soomaaliyeed .

Previous Post

Duqa Muqdisho oo Shir guddoomiyay kulan looga hadlayay u diyaar garowga xuska Maalmaha Xorriyadda

Next Post

Dowladda Koofur Afrika oo dalkeedka ka ceyrineyso diblumaasiyiin u dhashay Malawi

Next Post
Dowladda Koofur Afrika oo dalkeedka ka ceyrineyso diblumaasiyiin u dhashay Malawi

Dowladda Koofur Afrika oo dalkeedka ka ceyrineyso diblumaasiyiin u dhashay Malawi

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Tanzania

October 4, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa magaalada Arusha ee dalka Tanzania kulan...

Agaasime Mahad Salaad oo booqday xarunta NISA ee gobolka Galgaduud

Agaasime Mahad Salaad oo booqday xarunta NISA ee gobolka Galgaduud

October 4, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasimaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka ee NISA Mudane Mahad Maxamed Salaad ayaa maanta kormeeray xarunta Ciidanka NISA ee...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Uganda

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Uganda

October 4, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa Magaalada Arusha ee Dalka Tanzania kulan...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MADASHA AL-CALAMAYN KU SOO BANDHIGAY FURSADAHA MAALGASHI IYO DHAQAALE EE SOOMAALIYA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MADASHA AL-CALAMAYN KU SOO BANDHIGAY FURSADAHA MAALGASHI IYO DHAQAALE EE SOOMAALIYA

October 3, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Al-calameyn ee dalka Masar kaga qaybgalay Madasha Ganacsiga Alcalamayn–Afrika, oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In