Wasiirka Wasaaradd Gadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Duraan Axmed Farax ayaa ka qaybgalay Maanta Kulan ayย Martigelisay Shirkadda Favori LLC ee ka shaqaysa Hormarka Garoonka Muqdisho loogana hadlayey Mashruuca dayactirkaย {Run} wayga Garoonka Caalamiga ah ee Aadan Cadde Airport.
Kulan kan oo ayย goob-joog ahaayenย Agaasimaha Guud ee Hayโadda Duulista Rayidka Soomaaliya Mudane Axmed Macalin Xasan iyo Mas’uulinyiin kale.Shirkadda Favori LLC oo soo bandhigtay Dayactirka ay ku sameynaysoย wadada ay Diyaaraduhu ku soo dagaan kana kacaan,ย waxaana Dayactir ugu dambeysay 1960.
kulankan oo lagu falanqeynayey caqabadaha ka dhalan kara Mashruuca dayactirka iyo sida looga yareyn lahaa saameyntaย Mashruucani ku yeelan karo duulimaadka.
Shirkadan Favori ee laga leeyahay Dalka Turkiga oo aan nahay laba Dal oo walaala ah ayaa Dawladda Soomaaliya ka caawisa Mashaariicyo badan oo ay tani ka mid tahay.


















