Thursday, March 26, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

 Wasiirka Waxbarashada Galmudug Oo Ka Warbixiyay Xarun Cusub Oo Madaxweynaha Galmudug Uu Dhagax Dhigay “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
6 years ago
in Wararka
0
 Wasiirka Waxbarashada Galmudug Oo Ka Warbixiyay Xarun Cusub Oo Madaxweynaha Galmudug Uu Dhagax Dhigay “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Waxbarashada Dowlad Goboleedka Galmudug mudane Maxamed Xaashi Dhoore ayaa sheegay in Madaxweynaha Galmudug uu dhagax dhigay xarun cusub oo loo dhisayo Wasaaradda Waxbarashada si ay halkaasi ugu shaqeeyaan.

Mudane Maxamed Xaashi Dhoore oo wareysi gaar ah siiyay Warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in munaasabad kooban oo lagu dhagax dhigay xarunta cusub ay ka soo qeyb galeen madaxda Wasaaradaha Amniga iyo Maaliyadda ee Galmudug iyo xubno kale, isagoo intaa ku daray in xarunta la dhagax dhigay ay ka dambeysya markii Wasaaradda Maaliyadda Galmudug ay ogolaatay in dhulka lagu wareejiyo Wasaaradda Waxbarashada.

Related posts

Wasiirka Ganacsiga XFS oo shir muhiim ah uga qeybgalay dalka Cameroon

Wasiirka Ganacsiga XFS oo shir muhiim ah uga qeybgalay dalka Cameroon

March 26, 2026
CXDS iyo AUSSOM oo ku dilay Mubaarak 40 ka tirsan khawaarijta 

CXDS iyo AUSSOM oo ku dilay Mubaarak 40 ka tirsan khawaarijta 

March 26, 2026

“Madaxweynaha Galmudug ayaa dhul ay Wasaarada maaliyadda lahayad siiyay Wasaaradda Waxbarashada, runtii howl fiican ayay noo ahayd, Madaxweynaha ayaa dhagax dhigay, waxaana ka soo qeyb galay Wasiirada Maaliyadda iyo, Amniga ee Galmudug iyo xubno kale, runtii xarunta naloo dhagax dhigay wax badan ayay Wasaaradda u tari doontaa marka la dhiso, maadaama aan hadda ku shaqeyno afar qol.” Ayuu yiri Wasiirka Waxbarashada,’

Mudane Maxamed Xaashi Dhoore ayaa xusay in tani ay bilow u noqon doonto howlwadeenada Wasaaradda sidii ay ku heli lahaayeen xafiisyo ay ku shaqeeyaan marka la dhiso goobta la dhagax dhigay, isagoo xusay in xafiisyada hadda dhisan lagu wareejin doona waaxda Imitxaanaadka ee Wasaaradda Waxbarashada Galmudug.

Wasiirka Waxbarashada Dowlad Goboleedka Galmudug mudane Maxamed Xaashi Dhoore ayaa ugu baaqay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Galmudug ugu baaqay inay ka qeyb qaataan dadaallada lagu horumarinayo tacliinta dadka iyo ka qeyb qaadashada dib u dhiska xarumo waxbarasho oo tayaysan.

“Waxaan rabnaa in adeegyada waxbarasho ee ka jirta deegaannad galmudugu ay noqotay kuwa la jaan qaadi karo caalamka, waxaana doonaynaa inaan soo kordhino hannaan cusub oo dhanka waxbarashada lagu horumarin karo”. Ayuu yiri Wasiir Maxamed Xaashi.

Previous Post

Madaxweynaha Galmudug Oo Daahfuray Mashruuca Biyoole “SAWIRRO”

Next Post

Golaha Wasiirada Puntland Oo Ansixiyay Xeerka Isgaarsiinta Puntland Kana Hadlay Dhibaatada Ayaxa Ee Deegaanka “SAWIRRO”

Next Post
Golaha Wasiirada Puntland Oo Ansixiyay Xeerka Isgaarsiinta Puntland Kana Hadlay Dhibaatada Ayaxa Ee Deegaanka “SAWIRRO”

Golaha Wasiirada Puntland Oo Ansixiyay Xeerka Isgaarsiinta Puntland Kana Hadlay Dhibaatada Ayaxa Ee Deegaanka “SAWIRRO”

Wasiirka Ganacsiga XFS oo shir muhiim ah uga qeybgalay dalka Cameroon

Wasiirka Ganacsiga XFS oo shir muhiim ah uga qeybgalay dalka Cameroon

March 26, 2026
0

Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jamaal Maxamed Xasan, ayaa ka qeyb galay Shirweynaha 14aad ee Wasiirrada ee...

CXDS iyo AUSSOM oo ku dilay Mubaarak 40 ka tirsan khawaarijta 

CXDS iyo AUSSOM oo ku dilay Mubaarak 40 ka tirsan khawaarijta 

March 26, 2026
0

WAR-SAXAAFADEED, Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya ciidamada Uganda ee AUSSOM, ayaa jab culus gaarsiiyay maleeshiyaadka ka tirsan Khawaarijta, oo...

Soomaaliya iyo Spain oo kala saxiixday heshiis Taariikhi ah 

Soomaaliya iyo Spain oo kala saxiixday heshiis Taariikhi ah 

March 26, 2026
0

Dowladaha Soomaaliya iyo Spain ayaa kala saxiixday heshiis is-afgarad (MoU) oo dhidibada u aasaya hannaan wadatashi siyaasadeed oo joogto ah....

Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre oo xilalka ka qaaday laba Wasiiru Dowle

Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre oo xilalka ka qaaday laba Wasiiru Dowle

March 26, 2026
0

Muqdisho, Khamiis, 26 Maarso 2026: — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xilalkii ka qaaday...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In