Wednesday, September 23, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Waxbarashada Galmudug oo sheegay inay wax ka qabanayaan baahida waxbarasho “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Waxbarashada Galmudug oo sheegay inay wax ka qabanayaan baahida waxbarasho “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Waxbarashada dowlad goboleedka Galmudug Sheekh Ibraahim Xassan Guureeye oo u wehliyo Wasiir ku xigeenka Wasaaraddaas Ilyaas Maxamuud Xuseenย  iyo mas’uuliyiin dhinaca waxbarashada ah ayaa maanta kormeer ku tegay Iskuulada ku yaal degmada Cadaado.

Wasiirka ayaa kormeeray 9-Iskuul oo hoose, dhexe iyo sare isugu jira, Iskuulo burburay iyo dhul banaan oo Iskuulo cusub laga dhisayo, waxaana uu maamulada Iskuulada ka dhagaystay baahiyada ay ku shaqeeyaan.

Related posts

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN DOCEED LA QAATAY DHAXAL-SUGAHA KUWAIT

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN DOCEED LA QAATAY DHAXAL-SUGAHA KUWAIT

September 23, 2026
Madaxweynaha JFS oo kulan miro-dhal ah la qaatay Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Mareykanka

Madaxweynaha JFS oo kulan miro-dhal ah la qaatay Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Mareykanka

September 23, 2026

Cusmaan Aaden Maalin waa maamulaha Iskuulha Suldaan Axmed-nuur ayaa sheegay in Iskuulka uu maamulaha ka yahay dayac badani haysto, uusana lahayn musqulo, hool ay xafladaha ku qabtaan iyo darbi, taas oo hadii aan wax laga qaban tayada waxbarashada sii xumaynaysa.

ILyaasย  Maxamuud Xuseenย  Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Waxbarashada Galmudug ayaa sheegay in tayada waxbarashada ay wax badan ka qabandoonaan, sidoo kalena ay waxbarashada Haweenka dhiirigalin u samaynaayan.

Ugu dambayn Wasiirka Waxbarashada dowlad goboleedka Galmudug Sheekh Ibraahim Xasan Guureeye ayaa sheegay in si deg deg ah ay kaga jawaabayaan baahiyada ugu daran ee Iskuulada maanta uu kormeeray ay qabaan.

DSC05575 DSC05581 DSC05584 DSC05590 DSC05594 DSC05596 DSC05598 DSC05609 DSC05612 DSC05628 DSC05632 DSC05634 DSC05637 DSC05641 DSC05645 DSC05648 DSC05651 DSC05654 DSC05658 DSC05661 DSC05666 DSC05669 DSC05675 DSC05679 DSC05687 DSC05710 DSC05716 DSC05720 DSC05721

Maxamuud Cabdi Diirshe

Previous Post

Dhageyso Warka Duhur ee Radio Muqdisho

Next Post

Ra’iisul wasaaraha oo si diiran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

Next Post
R/wasaare Cumar oo ka tacsiyeeyey dilkii loo gaystay Saciid oo kamid ahaa Shaqaalaha xafiiska RW

Ra'iisul wasaaraha oo si diiran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN DOCEED LA QAATAY DHAXAL-SUGAHA KUWAIT

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN DOCEED LA QAATAY DHAXAL-SUGAHA KUWAIT

September 23, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan doceed barbar socday meertada 81-aad ee shir madaxeedka Golaha Guud...

Madaxweynaha JFS oo kulan miro-dhal ah la qaatay Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Mareykanka

Madaxweynaha JFS oo kulan miro-dhal ah la qaatay Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Mareykanka

September 23, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa magaalada New York, kulan doceed miro-dhal ah kula yeeshay Kaaliyaha Xoghayaha...

๐‘๐š,๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐ฑ๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐‹๐š๐›๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐—๐‰๐…๐’  ๐จ๐จ ๐ ๐ฎ๐๐๐จ๐จ๐ฆ๐ข๐ฒ๐š๐ฒ ๐ฌ๐ก๐ข๐ซ ๐ฅ๐š๐ ๐ฎ ๐š๐ง๐ฌ๐ข๐ฑ๐ข๐ฒ๐š๐ฒ ๐๐จ๐ซ๐ฌ๐ก๐š๐ก๐š ๐๐š๐ซ๐š๐ง ๐ž๐ž ๐„๐ฅ ๐๐ข๐งฬƒ๐จ

Raโ€™iisul Wasaare Ku-xigeenka Labaad Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi , ayaa guddoomiyay kulan heer wasiir ah oo...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAMO DOCEEDYO LA QAATAY HOGGAAMIYAYAAL CAALAMI AH

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAMO DOCEEDYO LA QAATAY HOGGAAMIYAYAAL CAALAMI AH

September 23, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa magaalada New York ee dalka Mareykanka kulamo doceedyo kula yeeshay Madaxweynaha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In