Thursday, February 5, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Waxbarashada Hirshabeelle Oo Daah Furay Imtixaanka Fasalka 12aad Ee Dugsiga Sare “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
6 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Waxbarashada Hirshabeelle Oo Daah Furay Imtixaanka Fasalka 12aad Ee Dugsiga Sare “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Waxaa si rasmiya maanta uga furmay caasimadda Dowlad Gobaleedka Hirshabeelle Jowhar Imtixaankii shahaadiga ahaa ee ardayda dugsiyada sare guud ahaan deegaanada Hirshabeelle.

Imtixaankani ayaa waxaa daaahfuray Wasiirka Waxbarashada ee dowlad Goboleedka Hirshabeelle Mudane Cabdullaahi Abuukar Xuseen  waxaana ka qayb galay arday tiradoodu gaareeyso 1,930, kun sagaal boqol iyo sodon.

Related posts

Wasiirka Xanaanada Xoolaha Galmudug oo Kormeeray Suuqa Xoolaha

Wasiirka Xanaanada Xoolaha Galmudug oo Kormeeray Suuqa Xoolaha

February 5, 2026
Culumo uu hoggaaminayo Sheekh Xuseen Cali Jabuuti oo fagaare ah kula hadlay bulshada Balcad

Culumo uu hoggaaminayo Sheekh Xuseen Cali Jabuuti oo fagaare ah kula hadlay bulshada Balcad

February 5, 2026

Taliya Booliska Degmada Jowhar Maxamed Siyaad Cali Canjeex oo ardayda Imtixaanka u fadhiisaneysa bogoodiyay ayaa sheegay in ay howshooda ay si habsamile u gudan doonaan.

Shariif Khadar oo ka mid ahaa Mas’uuliyiin ka socotay Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ku amaanay Wasaaradda Waxbarashada Hirshabeele sida ay u wada shaqeeyaan.

Wasiirka Waxbarashada ee dowlad Goboleedka Hirshabeelle Mudane Cabdullaahi Abuukar Xuseen oo goobta ka hadlay ayaa ardayda u rajeeyay inay ku guulestaan oo ay natiijo fiican ka gaaraan heerkooda waxbarashada, waxaana uu kula dar daarmay inay naftooda ku kalsoonaadaan.

Previous Post

Majaajilistaha Caanka Ah Ee Kenya, Papa Shirandula Oo U Dhintay Cudurka COVID-19

Next Post

Sare U Qaadidda Dakhliga Canshuuraha Gobolka Banaadir Oo Laga Wada Hadlay “SAWIRRO”

Next Post
Sare U Qaadidda Dakhliga Canshuuraha Gobolka Banaadir Oo Laga Wada Hadlay “SAWIRRO”

Sare U Qaadidda Dakhliga Canshuuraha Gobolka Banaadir Oo Laga Wada Hadlay “SAWIRRO”

Wasiirka Xanaanada Xoolaha Galmudug oo Kormeeray Suuqa Xoolaha

Wasiirka Xanaanada Xoolaha Galmudug oo Kormeeray Suuqa Xoolaha

February 5, 2026
0

Wasiirka Xanaanada Xoolaha ee Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa kormeer shaqo ku tagay Suuqa Xoolaha iyo xeryaha ay ku nool yihiin...

Culumo uu hoggaaminayo Sheekh Xuseen Cali Jabuuti oo fagaare ah kula hadlay bulshada Balcad

Culumo uu hoggaaminayo Sheekh Xuseen Cali Jabuuti oo fagaare ah kula hadlay bulshada Balcad

February 5, 2026
0

Culumo uu hoggaaminayo Sheekh Xuseen Cali Jabuuti ayaa maanta fagaare kula hadlay bulshada iyo maamulka Degmada Balcad, iyagoo jeediyay dardaaran...

Madaxweyne Xasan oo Hay’adaha dowladda faray in shaqadooda ugu badan ay u weeciyaan gurmadka abaaraha

Madaxweyne Xasan oo Hay’adaha dowladda faray in shaqadooda ugu badan ay u weeciyaan gurmadka abaaraha

February 4, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta booqday Xarunta gurmadka degdeg ah ee Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka,...

Wasaaradda Qoyska XFS  oo u hambalyeeysay hoggaanka Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka

Wasaaradda Qoyska XFS oo u hambalyeeysay hoggaanka Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka

February 4, 2026
0

Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka waxay bogaadinaysaa doorashada gudoonka Guddiga ee ay maanta Sameeyeen xubnaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In