Friday, June 26, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Waxbarashada oo booqday Jaamacada Neeliyn “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Waxbarashada oo booqday Jaamacada Neeliyn “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Soomaaliya Dr Cabdiqaadir Cabdi Xaashi oo maalinkii labaad ku sugan dalka Suudaan ayaa waxa uu booqasho ku tagay Jaamacada Neeliyn oo ay dhigtaan ku dhawaad 80-kun oo arday iyo Axfaad oo kamida jaamacadaha Suudaan sidoo kalena Ka qayb galay Mashruuc lagu hirgalinayay Cilmi baarista ay suudaan samaysay 2016.

Wasiirka ayaa booqashadiisa Jaamacadda Niileyn waxa uu kulan kula qaatay maamulaha Jaamacadda Prof  Maxamed Al-amiin, iyagoo ka wada hadlay sidii ay Jaamacadan xiriir u wada samayn la haayeen Jaamacadaha Soomaaliya, islamarkaana ay qayb kaga noqon lahayd sare u qaadida tayada tacliinta sare ee Soomaaliya.

Related posts

Wasiirka Warfaafinta XFS oo Wasaaradda kusoo dhaweeyay kusimaha safiirka Liibiya ee Soomaaliya 

Wasiirka Warfaafinta XFS oo Wasaaradda kusoo dhaweeyay kusimaha safiirka Liibiya ee Soomaaliya 

June 23, 2026
DFS oo garab istaag u muujisay dhiggeeda Qatar dhacdadii Ras Laffan

Baaq-nabadeed oo laga soo saaray xaaladda AricadeeyeARICADEEYE

June 23, 2026

Guddoomiyaha Jaamacadda Niilayn Prof  Maxamed Al-amiin ayaa Wasiirka kaga mahadceliyay booqshadiisa, isagoo sheegay inay sharaf u tahay in uu Wasiirku yimaado Jaamacadan, waxa sidoo kale balan qaaday in doorkooda ay ka qaadan doonaan sidii loo horumarin lahaa, korna loogu qaadi lahaa Tayada jaamacadaha dalka.

Wasiirka ayaa sidoo kale booqasho ku tegay Jaamacada Axfaad ee gaarka hablaha ayna dhigtaan gabdho badan oo Soomaali ah, isagoo kala hadlay maamulaha Jaamacadaasi Prof Gaasim Albadri sidii loo horumarin lahaa waxbarashada gabdhaha Soomaaliyeed loona siin lahaa fursado ka badan inta ay haatan helaan.

Wasiirka Waxbarashada iyo Tacliinta Sare Soomaaliya Cabdiqaadir Cabdi Xaashi oo uu wehlinayay u qaybsanaha Waxbarashada Safaaradda Soomaaliya ee Suudaan Cabdiqaadir Guulane ayaa ka qayb galay Kulan balaaran oo ay soo qaban qaabisay Wasaarada Hidaha iyo Tacliinta sare ee dalka Suudaan, ayna kasoo qayb galeen qaar ka mida maamulayaasha Jaamacadaha Suudaan laguna hirgelinayay cilmi barista sanadkan 2016 ka.

Dalka Suudaan ayaa waxaa ku sugan in ku dhow 6,000 kun oo arday kuwaa oo wax kabarta Jaamacadaha kala duwan ee wadankan , booqashada wasiirka ayaana noqonaysa mid sii xoojisa xiirika labada dal ee dhanka waxbarasho.

 

IMG_20160906_133101 IMG_20160906_133332 IMG_20160906_135457 IMG_20160906_145007 IMG_20160906_145215 IMG_20160906_145231 IMG_20160906_153614 IMG_20160906_153621 IMG_20160906_153647 IMG_20160906_154408 IMG_20160906_154412 IMG_20160906_161052

Maxamed Cabdiqaadir Socdaal

 

Previous Post

Ciidamada ilaalinta deegaanka Xamar oo howlo burburin ah ka fuliyay Muqdisho

Next Post

Natiijada Imtixaanka Aqbalaada Jaamacadda Umadda oo la shaaciyay.

Next Post
Natiijada Imtixaanka  Aqbalaada Jaamacadda Umadda oo la shaaciyay.

Natiijada Imtixaanka Aqbalaada Jaamacadda Umadda oo la shaaciyay.

Wasiirka Warfaafinta XFS oo Wasaaradda kusoo dhaweeyay kusimaha safiirka Liibiya ee Soomaaliya 

Wasiirka Warfaafinta XFS oo Wasaaradda kusoo dhaweeyay kusimaha safiirka Liibiya ee Soomaaliya 

June 23, 2026
0

Muqdisho, 23 June, 2026: Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud ayaa...

DFS oo garab istaag u muujisay dhiggeeda Qatar dhacdadii Ras Laffan

Baaq-nabadeed oo laga soo saaray xaaladda AricadeeyeARICADEEYE

June 23, 2026
0

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya waxay ka xuntahay colaadda ka socota deegaanka Aricadeeye, taas...

DFS oo garab istaag u muujisay dhiggeeda Qatar dhacdadii Ras Laffan

DFS oo garab istaag u muujisay dhiggeeda Qatar dhacdadii Ras Laffan

June 23, 2026
0

Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay garab istaag iyo taageero buuxda u muujineysaa Dowladda...

DFS oo soo dhaweysay Is afgaradka u dhexeeya Dowladaha Mareykanka Iiraan

DFS oo soo dhaweysay Is afgaradka u dhexeeya Dowladaha Mareykanka Iiraan

June 23, 2026
0

Muqdisho, June 23, 2026: Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay soo dhaweynaysaa Isfahamka iyo Is afgaradka (Memorandum of Understanding) ee u dhexmaray...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In