Friday, March 13, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Waxbarashada oo kormeeray xarunta horumarinta Manhajka Waxbarashada Qaranka

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
6 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Waxbarashada oo kormeeray xarunta horumarinta Manhajka Waxbarashada Qaranka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Faderaalka Soomaaliya mudane Cabdullaahi Goodax Barre, oo uu wehliyo Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Waxbarashada mudane Cabdiraxmaan Maxamuud Cabdulle Jaabiri, ayaa maanta kormeer ku tagay xarunta horumarinta Manhajka Waxbarashada Qaranka oo howlwadeenno badan ay ku suganyihiin, si ay u dhameystiraan Manhajka Waxbarashada Qaranka ee Dugsiga Sare oo si toos ah ugu xiran Manhajka Dugsige Hoose iyo Dhexe ee dhawaan Wasaaradda Waxbarashada ay ka hirgelisay dugsiyada dalka.

Manhajka Dugsiga Sare ayaa laga hirgelin doonaa dalka sannad dugsiyeedka soo socda ee 2020/2021.

Related posts

Tartamayaasha Gubadley oo soo tiigsaday wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Gubadley oo soo tiigsaday wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

March 13, 2026
Tartamayaasha Kaaraan oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Kaaraan oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

March 12, 2026

Wasiirka Waxbarashada Soomaaliya ayaa bogaadiyay, isla markaana mahadcelin u diray dhammaan bahda ku howlan diyaarinta Manhajka oo ay baahi badan u qabaan bulshada Soomaaliyeed.

Previous Post

Wasaaradda Awqaafta oo tartan furan gelisay shirkadaha u adeegaya Xujeyda Soomaaliyeed ee sanadkan “SAWIRRO”

Next Post

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo Beydhaba ka furay shir ku saabsan yareynta isticmaalka iyo Joojinta Dhoofka Dhuxusha “Sawirro”

Next Post
Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo Beydhaba ka furay shir ku saabsan yareynta isticmaalka iyo Joojinta Dhoofka Dhuxusha “Sawirro”

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo Beydhaba ka furay shir ku saabsan yareynta isticmaalka iyo Joojinta Dhoofka Dhuxusha "Sawirro"

Tartamayaasha Gubadley oo soo tiigsaday wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Gubadley oo soo tiigsaday wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

March 13, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Tartamayaasha Kaaraan oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Kaaraan oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

March 12, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Ciidanka Xoogga oo howlgallo ka fuliyay Gobolka Shabeellaha Dhexe

Ciidanka Xoogga oo howlgallo ka fuliyay Gobolka Shabeellaha Dhexe

March 12, 2026
0

Ciidanka Xoogga Dalka gaar ahaan Ururka 171aad Guutada 17aad Qeybta 1aad ee Kumaanooska Gorgor ayaa howlgallo qorsheysan Ka fuliyay Koonfurta...

Wasiirka Isgaarsiinta XFS oo soo xiray Madasha Bandhigga Sahanka Qiimeynta Heerka U-Diyaargarowga Dhijitaalka

Wasiirka Isgaarsiinta XFS oo soo xiray Madasha Bandhigga Sahanka Qiimeynta Heerka U-Diyaargarowga Dhijitaalka

March 12, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda isgaarsiinta iyo teknolojiyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Soomaali , ayaa maanta magaalada Muqdisho kusoo xiray Madasha Bandhigga...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In