Wednesday, February 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Waxbarashada oo kulan la qaatay maamulayaasha Jaamacadaha gobolka Banaadir {SAWIRRO}

admin by admin
8 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Waxbarashada oo kulan la qaatay maamulayaasha Jaamacadaha gobolka Banaadir {SAWIRRO}
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasaarada Waxbarshada Dalka ayaa sii wada howlaheeda Dar dargalinta ee Waxbarshada Dalka iyadoo maanta la kulantay Maamulyaashada Jaamacadaha gobolka Banaadir aqoon yahano iyo macalimiinta waxaana looga hadlayay kulankaa Tayeynta Tacliint sare ee dalka maadaama tirada Ardeyda dhigato jaamacaha laga dareemayo kobac aad u balaaran.

ugu horerey waxaa ka hadlay kulan lataliyahay Wasiirka Waxbarshada waxaa uu sheegay in Jaamacadaha ay qeyb weyn kaso qaateen heerka Waxbarshada Dalka isla markaana wali ay sii wadi doonaa dadaalkaas wasaarraduna ay ku amaaneyso.

Related posts

Safiirrada Carabta iyo ANC oo Kulanka Xoojinta Iskaashiga ku yeeshay magaalada Pretoria

Safiirrada Carabta iyo ANC oo Kulanka Xoojinta Iskaashiga ku yeeshay magaalada Pretoria

February 18, 2026
Taliyaha Ciidanka XDS oo shir guddoomiyay kulanka subaxlaha ee Taliska guud ee XDS.

Taliyaha Ciidanka XDS oo shir guddoomiyay kulanka subaxlaha ee Taliska guud ee XDS.

February 18, 2026

“ Hadii aysan jiri laheyn jaamacadahaan hadii aan la aasaasi laheyn wey ka sii badnaalheed dhibaatada hada sida ay tahay ama waxay qeyb weyn ka qaadan lahaayeen nabad gelyo xumada dalka ka jirta”ayuu yiri lataliyaha.

Agaasimaha guud ee Wasaarada Waxbarashada Soomaaliya Xasan Maxamed Cali ayaa tilmaamay in hiigsiga wasaaradu uu yahay mid Aad u fog sidoo kale ay gabo gabo marayaan Bugaagtii Dugsiyada hoose iyo dhexe oo ku Qoran manhaj mideysan.

“Buugaagtii ayaa la qurayaa hada buugii afaraad ayaa socdo kan Dugsiga dhexe waa la qorayaa waxaan gacanta ku haayaa aqoonyahano iyo qaar kamid ah jaamacadaha sanadka soo socda waxaa lagu bilaabi donaa manhaj mideysan’”

Wasiirka Waxbarshada Xukumada Soomaaliya C/raxmaan Daahir Cusmaan ayaa waxa uu sheegay in Wasaarada Waxbarshada ay ka go’antahay tayenta Waxbashada dalka loogana baahanyahay in Jaamacada ay sare u qaadaan Ardayada dhigata Dudsiyada ku yaala dalka

“Anaga wasaarada waxbarshada wey naga go’antahay in aan soo celino dalkaan waxbarshadiisa wey jiraan caqabado yar yar  balse markaan jaamacaadku waxaa laga rabaa in ay sare u qadaan tayeynta tacliinta dalka anaga diyaar ayaa ula nahay wax walbo”

Previous Post

SAWIRRO: Xaruunta Hano Academy oo deeq waxbarasho siiday qaar ka mid Caruurtii ku agaantoobay Qaraxii 14 October

Next Post

Taliyaha XDS iyo saraakiisha Maxkamada ciidammada oo Gaalkacyo u jooga nabadeynta dhinacyo ku dagaalamay {sawirro}

Next Post
Taliyaha XDS iyo saraakiisha Maxkamada ciidammada oo Gaalkacyo u jooga nabadeynta dhinacyo ku dagaalamay {sawirro}

Taliyaha XDS iyo saraakiisha Maxkamada ciidammada oo Gaalkacyo u jooga nabadeynta dhinacyo ku dagaalamay {sawirro}

Safiirrada Carabta iyo ANC oo Kulanka Xoojinta Iskaashiga ku yeeshay magaalada Pretoria

Safiirrada Carabta iyo ANC oo Kulanka Xoojinta Iskaashiga ku yeeshay magaalada Pretoria

February 18, 2026
0

Magaalada Pretoria, Koonfur Afrika – Waxaa ka dhacay kulan u dhexeeyay safiirrada dalalka Carabta ee fadhigoodu yahay Koonfur Afrika iyo...

Taliyaha Ciidanka XDS oo shir guddoomiyay kulanka subaxlaha ee Taliska guud ee XDS.

Taliyaha Ciidanka XDS oo shir guddoomiyay kulanka subaxlaha ee Taliska guud ee XDS.

February 18, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa shir guddoomiyay kulanka subaxlaha ee Taliska Guud ee Ciidanka...

Boqol Qoys oo Abaartu saameysay oo raashin gargaar ah lagu gaarsiiyay Buurhakaba

Boqol Qoys oo Abaartu saameysay oo raashin gargaar ah lagu gaarsiiyay Buurhakaba

February 18, 2026
0

Buurhakaba, Baay – Boqol qoys oo ka mid ah dadka ay saameeyeen abaaraha ka jira degmada Buurhakaba ee Gobolka Baay...

Wasaaradda Shaqada oo shaacisay Saacadaha Shaqada ee Bisha Ramadan

Wasaaradda Shaqada oo shaacisay Saacadaha Shaqada ee Bisha Ramadan

February 18, 2026
0

Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Soomaaliya ayaa si rasmi ah u shaacisay saacadaha shaqada inta lagu jiro bisha barakeysan ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In