Saturday, April 4, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Tartanka Ramadaan

Wasiirka waxbarashada oo marti ku aheyd barnaamijka kulanka Todobaadka “Dhageyso+Sawirro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Tartanka Ramadaan, Wararka, Wararka Raadiyahaa
0
Wasiirka waxbarashada oo marti ku aheyd barnaamijka kulanka Todobaadka “Dhageyso+Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Barnaamijka kulanka todobaadka ee ka baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka ayaa todobaadkan looga hadlay tayeeynta iyo horumarinta waxbarashada dalka.

Barnaamijka waxaa marti ku ahaa wasiirka wasaaradda waxbarashada ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya Marwo Qadro Bashiir Cali oo si faah faahsan uga hadashay qorshayaasha wasaaradda ee ku wajahan tayeeynta waxbarashada dalka.

Related posts

Xarunta Shaybaarka Biyaha ee Gobolka Banaadir oo la daahfuray

Xarunta Shaybaarka Biyaha ee Gobolka Banaadir oo la daahfuray

April 4, 2026
Taliyaha Ciidanka Asluubta oo Baydhabo kula kulmay Odoyaasha dhaqanka

Taliyaha Ciidanka Asluubta oo Baydhabo kula kulmay Odoyaasha dhaqanka

April 4, 2026

Wasiirka ayaa si qota dheer uga jawaabtay su’aalo kala duwan oo qaar ka mid ah dhageystayaasha barnaamijku soo weydiiyeen intii uu socday barnaamijka, kuwaasoo dhamaantood ku saabsanaa horumarinta waxbarashada dalka

http://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2015/04/BAR-KULANKA-JIMCAHA-TABIYE-CADALO-10.04.2015.mp3

??????????????????????????????? ??????????????????????????????? ??????????????????????????????? ??????????????????????????????? ??????????????????????????????? ??????????????????????????????? ??????????????????????????????? ??????????????????????????????? ??????????????????????????????? ??????????????????????????????? ??????????????????????????????? ??????????????????????????????? ??????????????????????????????? ??????????????????????????????? ??????????????????????????????? ??????????????????????????????? ???????????????????????????????

Sawirqaade Farxaan Suleymaan Daahir

Previous Post

Madaxweynaha: Dib u heshiisiinta waa in la joogteeyaa

Next Post

Hay’adaha gargaarka oo Kenya ka codsaday in ay ka laaabato go’aanka ay ku joojisay Xawaaladaha

Next Post
Hay’adaha gargaarka oo Kenya ka codsaday in ay ka laaabato go’aanka ay ku joojisay Xawaaladaha

Hay’adaha gargaarka oo Kenya ka codsaday in ay ka laaabato go’aanka ay ku joojisay Xawaaladaha

Xarunta Shaybaarka Biyaha ee Gobolka Banaadir oo la daahfuray

Xarunta Shaybaarka Biyaha ee Gobolka Banaadir oo la daahfuray

April 4, 2026
0

Guddoomiye Ku-xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Maamulka Gobolka Banaadir, Mudane Ciise Maxamuud Guure ayaa ka qaybgalay munaasababad lagu daahfurayay Xarunta Shaybaarka...

Taliyaha Ciidanka Asluubta oo Baydhabo kula kulmay Odoyaasha dhaqanka

Taliyaha Ciidanka Asluubta oo Baydhabo kula kulmay Odoyaasha dhaqanka

April 4, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Sareeye Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud ayaa kulan la-qaatay odayaasha dhaqanka kuwaas oo uu kala kulmay...

Cali Cabdulaahi oo loo magacaabay Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Koonfur Galbeed

Cali Cabdulaahi oo loo magacaabay Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Koonfur Galbeed

April 4, 2026
0

Hoggaamiyaha Ku-meel-gaarka ah ee Koonfur Galbeed Mudane Jabriil Cabdirashiid Xaaji, ayaa Cali Cabdulaahi Isaaq u-magacaabay Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Dowlad...

Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka (NISA) oo shaaciyay liiska horjoogayaal lagu dilay hawlgalladii u dambeeyay

Ciidanka Hay’adda NISA oo war ka soo saaray hawlgallo qorshaysan oo ka dhacay gobolka Shabeellaha Hoose

April 4, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa fuliyay howlgallo qorsheysan oo ka dhacay Gobolka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In