Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Waxbarashada Puntland oo booqday Radio Gaalkacyo bambooyin lagu weeraray Xarunteeda (Sawirro)

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Waxbarashada Puntland oo booqday Radio Gaalkacyo bambooyin lagu weeraray Xarunteeda (Sawirro)
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

wasiirka Waxbarashada maamulka Puntland Dr’Cali Xaaji
Warsame ayaa soo indha indheeyay goobaha ay ku dhaceen weeraradii bambaanooyin ahaa ee idaacadda Radio Gaalkacyo lagu soo weeraray muddo saddex Usbuuc gudahood ah, waxaana Wasiirku indhihiisa ku soo arkay qeybaha bambaanooyinku ku dhaceen iyo khasaarihii ka dhashay.

Wasiirka Waxbarashada Puntland Dr’Cali Xaaji Warsame ayaa warbixin ku saabsan dhibaatada idaacadda ka soo gaartay ka dhagaystay Agaasimaha Radio gaalkacyo Cawil Maxamuud Cabdi.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Agaasimaha ayaa sheegay in weerarkii hore ee bambaanooyinka lagu soo tuuray uu dhaliyay in waxyeello gaarto qaar ka mid ah shaqaalaha idaacadda oo xiligaa waday shaqo sida Tifaftire shine Cabdi Axmad iyo Wariye Cabdullaahi Maxamuud Aadan oo labaduba ay ku dhaawacmeen werarkii hore ee dhacay habeenkii koowaad ee sanadkaan, “weerarkii dambe ayaa dhacay16’kii janaayo ee sanadkan cusub kaas oon gaysan Khasaaro nafeed balse uu qalabka waxyeello u gaystay” ayuu yiri Agaaasimaha Radio gaalkacyo.

Wasiirka ayaa uga tacsiyadeeyay dhaman shaqaalaha idaacadda Radio Gaalkacyo weerarada sedexda jeer lagu soo qaaday, isagoo ku dhiiri galiyay in ay shaqadooda wataan.
Dhinaca kale Wasiirka Waxbarashada maamulka Puntland ayaa sheegay in tallabo laga qaadi doono dhagar qabayaashii ka dambeysal falka idaacadda lagu soo weeraray muddo sedex Usbuuc Gudahood ah iyo. kuwii garabka ku siiyay.

1

14

13

12

11

10

13

4

6

7

8

9

Previous Post

Wasiirka Warfaafinta oo booqday Wiil yar oo xubinta taranka ka dhiban (Daawo)

Next Post

DAAWO-Sii hayaha Wasiirka arimaha Dibadda Somalia oo Cumaan kula kulmay Dhigiisa Dalkaas{SAWIRRO}

Next Post
DAAWO-Sii hayaha Wasiirka arimaha Dibadda Somalia oo Cumaan kula kulmay Dhigiisa Dalkaas{SAWIRRO}

DAAWO-Sii hayaha Wasiirka arimaha Dibadda Somalia oo Cumaan kula kulmay Dhigiisa Dalkaas{SAWIRRO}

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In