Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Waxbarashada Puntland Oo La Kulmay Mas’uuliyiinta Iskuulada Gaalgacyo “Sawirro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Waxbarashada Puntland Oo La Kulmay Mas’uuliyiinta Iskuulada Gaalgacyo “Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Wasaarada Waxbarashada iyo Tacliinta-sare Maamulka Puntland Dr.Abshir Yuusuf Ciise ayaa waxaa uu kulan la qaatay Maamulayaasha Iskoolada Gaalkacyo.

Kulankaan oo ahaa mid aad u balaaran ayaa waxaa kasoo qayb galay 50 Maamule oo ka hawl gala Dugsiyo H/Dhexe iyo kuwo sare waxaana ay ka kala yimaadeen Degmada Gaalkacyo oo Nawaaxigeeda.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Kulanka oo ka dhacay Xarunta Dugsiga sare ee Cumar Samatar ayaa waxaa furay Gudoomiyaha Waxbarashada Gobolka Mudug Bashiir Axmed Khalaf waxaana uu sheegay in Wasaarada Waxbarashada ay hoos yimaadaan 120 Iskuul oo ku yaala Gobolka Mudug.

Dr. Abshir Yuusuf Ciise Wasiirka Waxbarashada iyo Tacliinta-sare ee maamulka Puntland ayaa waxaa uu Maamulayaasha ka dhagaystay Xog ku saabsan Dugsiyada ay maamulaan waxaana uu tilmaamay in Maamulayaashu ay yihiin Hormuudka Bulshada loona baahanyahay inay ka shaqeeyaan Hormarka Waxbarashada iyo Waxbarista Dhalaanka iyo Dadka aan Aqoonta lahayn.

Wasiirku waxaa uu sheegay in ay Kormeer ku tagi doonaan Iskoolada Magaalada Gaalkacyo ayna u kuur galayaan Xaalada ka jirta isaga oo sheegay in dhawaan uu soo gaari doono Gobolka Manhajka Waxbarashada oo dhamaystiran.

Si kastaba ha ahaatee Kulankaani ayaa waxaa uu noqonayaa Kulankii u horeeyay oo Wasiirku uu la yeesho Maamulayaasha Iskoolada Magaalada Gaalkacyo waxaana Maamulayaashu ay muujiyeen Farxadooda ku aadan la kulanka Wasiirka.

DSC02318 DSC02322 DSC02325 DSC02329 DSC02335 DSC02336

 

Previous Post

Su’aal ama fikir soo weydii wasiirka Maaliyada Dalka  oo marti ku ah barnaamijka kulanka Todobaadka Ee Beri

Next Post

Danjire Jamaal Maxamed Xasan oo Nairobi Kula Kulmay Madaxa Q.M ee Kenya”Sawirro”

Next Post
Danjire Jamaal Maxamed Xasan oo Nairobi Kula Kulmay Madaxa Q.M ee Kenya”Sawirro”

Danjire Jamaal Maxamed Xasan oo Nairobi Kula Kulmay Madaxa Q.M ee Kenya"Sawirro"

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In