Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Waxbarashada Soomaaliya oo booqasho ku tegtay Gobolka Mudug

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
Wasaaaradda Caafimaadka oo caddeysay in Soomaaliya aan laga helin kiiska Cudurka Ebola
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wafdi ay hogaamineyso Wasiirka Waxbarashada iyo Tacliinta sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo gaartay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa kulamo la qaadatay mas’uuliyiinta Maamulada Galmudug iyo Puntland.

Marwo Qadro Bashiir Cali Wasiirka Waxbarashada ee Soomaaliya oo uu wehliyo Guddoomiyaha Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed ayaa waxaa Gaalkacyo ku soo dhaweeyay mas’uuliyiin ka tirsan labada Maamul, iyadoo socdaalkeeda uu la xiriiro sidii ay ugu kuurgali lahayd xaaladaha waxbarasho ee ka jirta magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Marwo Qadro ayaa kulamo la qaadatay mas’uuliyiinta labada Maamul ee Puntland iyo Galmudug oo ay kala hadashay sidii loo horumarin lahaa waxbarashada.

“Aad ayaan u mahadsantihiin sida diiran ee aad ii soo dhaweyseen, socdaalkeeyga waxa uu ku saabsanyahay in aan qiimeyn ku sameyno xaaladaha waxbarasho ee gobolka iyo in aan isbarabo Mas’uuliyiinta iyo bahda waxbarashada” ayay tiri Wasiirka Waxbarashada Soomaaliya.

Previous Post

Guddoomiye Jawaari oo hadallo dar daaran ah u jeediyay Guddiga Madaxa banaan ee dib u eegista dastuurka

Next Post

Madaxweynaha maamulka Puntland oo guddoomay deeq dawo ah “Sawirro”

Next Post
Madaxweynaha maamulka Puntland oo guddoomay deeq dawo ah “Sawirro”

Madaxweynaha maamulka Puntland oo guddoomay deeq dawo ah "Sawirro"

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In