Friday, October 16, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Waxbarashadda Galmudug oo kormeeray deegaanka Laas-xaadoow oo ololle waxbarasho laga waday.

admin by admin
5 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Waxbarashadda Galmudug oo kormeeray deegaanka Laas-xaadoow oo ololle waxbarasho laga waday.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Waxbarashada Galmudug Maxamed Xaashi Dhoore ayaa maanta kormeeray ololaha waxbarida iyo wacyigalinta reer miyiga oo ay Galmudug udub dhexaad u yihiin dhalinyarada waxaana wasiirka uu si gaar ah u tagey deegaanka Laas Xaadoow oo ka mid ah meelaha ololahan isbadalka ka sameeyay ee laga dareemay nolosha reer guuraaga oo dhalin iyo waayeelba waqti ku qaata goobo loo asteeyay in duruusta lagu bixiyo oo ay todobaad walba tagaan dhalinyaro ka baxdey dugsiga sare iyo Jaamacadaha oo si mudata-dawacnimo ah wax ubara dadkaasi.

Odayaasha iyo waxgaradka Deegaanka Laas-xaadoow oo ka mid ah deegaanada Dhuusamareeb hoostaga ayaa Wasaaradda waxbarashada ku wareejiyay dhul baaxad leh oo ay ka bilaabeen dhismaha iskuul qabyo ah, si loo sii wado dhameystirkiisa oo ay si mudawacnimo ah ula wareegtay shirkada Global link.

Related posts

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
๐‘/๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐๐ก๐š๐ ๐š๐ฑ-๐๐ก๐ข๐ ๐š๐ฒ ๐—๐š๐ซ๐ฎ๐ง๐ญ๐š ๐’๐š๐ฒ๐ง๐ข๐ฌ๐ค๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐“๐ข๐ค๐ง๐จ๐จ๐ฅ๐จ๐ฃ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐ž๐ž ๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š ๐’๐ˆ๐Œ๐€๐ƒ

Maxamed Cabdi Marteela oo wakiil ka ahaa ganacsatada fulineysa dhameystirka dhismaha iskuulkan iyo Xildhibaan Cibaado Yuusuf oo ka mid ah Baarlamaanka Galmudug ayaa iyana bogaadiyay bilaawga fiican ee bulshada, iyagoo xusey in ay lagama maarmaan tahay in la dhiirigaliyo wax qabsigooda.

Ugu dambeyn Wasiirka Waxbarashada Galmud ug Maxamed Xaashi Dhoorre ayaa u mahad celiyay dhalinyarada laheyd hal abuurka waxbarida reer guuraaga deegaankan dagan kuwaa oo ah naadiga Bidhaan, isagoo intaa ku darey in Barnaamijkoodani noqdey mid guuleestay oo isbadal la taaban karo la yimid.

Previous Post

Maxkamadda ciidamada qalabka sida oo xukun 15 sano oo Xabsi Ciidan ah ku riday xubin katirsan AL-shabaab

Next Post

Wasaaradda Caafimaadka Galmudug oo tababar u furtay howlwadeenno caafimaad

Next Post
Wasaaradda Caafimaadka Galmudug oo tababar u furtay howlwadeenno caafimaad

Wasaaradda Caafimaadka Galmudug oo tababar u furtay howlwadeenno caafimaad

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

๐‘/๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐๐ก๐š๐ ๐š๐ฑ-๐๐ก๐ข๐ ๐š๐ฒ ๐—๐š๐ซ๐ฎ๐ง๐ญ๐š ๐’๐š๐ฒ๐ง๐ข๐ฌ๐ค๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐“๐ข๐ค๐ง๐จ๐จ๐ฅ๐จ๐ฃ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐ž๐ž ๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š ๐’๐ˆ๐Œ๐€๐ƒ

๐‘/๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐๐ก๐š๐ ๐š๐ฑ-๐๐ก๐ข๐ ๐š๐ฒ ๐—๐š๐ซ๐ฎ๐ง๐ญ๐š ๐’๐š๐ฒ๐ง๐ข๐ฌ๐ค๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐“๐ข๐ค๐ง๐จ๐จ๐ฅ๐จ๐ฃ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐ž๐ž ๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š ๐’๐ˆ๐Œ๐€๐ƒ

October 15, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta dhagax-dhigay dhismaha xarunta cusub ee Sayniska iyo Tiknoolojiyadda...

Guddiga Doorashooyinka oo shaaciyay doorashooyinka 2-da Aqal iyo tan Madaxweynaha Dalka

Guddiga Doorashooyinka oo shaaciyay doorashooyinka 2-da Aqal iyo tan Madaxweynaha Dalka

October 15, 2026
0

Guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa shaaciyay jadwalka doorashada xildhibaanada Labada Aqal ee BJFS iyo tan madaxweynaha...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka qeybgalay kulanka Qaran ee ka hortagga iyo la dagaallanka Fikirka Xagjirka

Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka qeybgalay kulanka Qaran ee ka hortagga iyo la dagaallanka Fikirka Xagjirka

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud iyo Masuuliyiin kale ayaa ka qeyb galaya Shirweynaha Qaran...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In