Thursday, September 10, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda Caafimaadka Galmudug oo tababar u furtay howlwadeenno caafimaad

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
5 years ago
in Wararka
0
Wasaaradda Caafimaadka Galmudug oo tababar u furtay howlwadeenno caafimaad
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasaaradda Caafimaadka Galmudug oo kaashaneysa hey’addaha Caafimaadka Adduumka ee WHO ayaa maanta magaalada Dhuusamareeb tababar uga daah furay tababarayaasha heer degmo iyo heer gobol ee kahortagga iyo dabagalka cudurada, sida Cronavirus, Malaria iyo shuban biyoodka.

Shaqaalaha tababarka ka qayb galaya oo la isaga keenay degmooyinka Galmudug ayaa ka shaqeeya adeega aas-aasiga ah ee Caafimaadka bulshada, gaar ahaan iskuxirka bulshada iyo xarumaha Caafimaadka oo ay gacan ka geystaan wacyigalinta iyo baaritaanada bukaanada soo gaari waaya Isbitaalada.

Related posts

Danjire Jabriil oo ka qeybgalay shir muhim ah oo ka dhacay Nairobi

Danjire Jabriil oo ka qeybgalay shir muhim ah oo ka dhacay Nairobi

September 10, 2026
MADAXWEYNAHA JFS OO KORMEERAY TALISKA QAYBTA KOOWAAD EE KUMAANDOOSKA GORGOR

MADAXWEYNAHA JFS OO KORMEERAY TALISKA QAYBTA KOOWAAD EE KUMAANDOOSKA GORGOR

September 10, 2026

Cabdixakiin Maxamed Diiriye Agaasimaha Waaxda qorshaynta iyo Siyaasadda ee Wasaaradda Caafimaadka Galmudug oo tababarkan u furay shaqaalaha ayaa sheegay in ujeeddadu tahay sare u qaaddida xirfada tababarayaasha iyo in laga jawaaabo gaabisyasa jira ee loo arkay in ay muhiim tahay dhameystirkooda.

Tababarada joogtada ah ee Wasaaradda Caafimaadka Galmudug iyo WHO ayaa kaalin muuqata ka qaadanaya tayeynta Adeeg bixinta xarumaha Caafimaad ee Galmudug, waxaana aad sare loogu qaadey muddooyinkan aqoon kordhinta shaqaalaha ka howlgala degmooyinka oo dhan.

Previous Post

Wasiirka Waxbarashadda Galmudug oo kormeeray deegaanka Laas-xaadoow oo ololle waxbarasho laga waday.

Next Post

Gudoomiyaha dagmada Warta-nabadda ayaa deeq daawo iyo qalab ah gaarsiisay isbitaalka weyn ee Galkacyo

Next Post
Gudoomiyaha dagmada Warta-nabadda ayaa deeq daawo iyo qalab ah gaarsiisay isbitaalka weyn ee Galkacyo

Gudoomiyaha dagmada Warta-nabadda ayaa deeq daawo iyo qalab ah gaarsiisay isbitaalka weyn ee Galkacyo

Danjire Jabriil oo ka qeybgalay shir muhim ah oo ka dhacay Nairobi

Danjire Jabriil oo ka qeybgalay shir muhim ah oo ka dhacay Nairobi

September 10, 2026
0

Waxaa magaalada Nairobi lagu qabtay Shirka Heerka Sare ee Iskaashatada Horumarinta iyo Wakiillada Diblomaasiyadeed ee Dib-u-soo-nooleynta Webiyada Nairobi, kaas oo...

MADAXWEYNAHA JFS OO KORMEERAY TALISKA QAYBTA KOOWAAD EE KUMAANDOOSKA GORGOR

MADAXWEYNAHA JFS OO KORMEERAY TALISKA QAYBTA KOOWAAD EE KUMAANDOOSKA GORGOR

September 10, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo magacaabay Xoghayaha Joogtada ee Wasaaradda Caddaaladda

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo magacaabay Xoghayaha Joogtada ee Wasaaradda Caddaaladda

September 10, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabay Xoghayaha Joogtada ee Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka....

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo ka qeybgalay kulan ku saabsan “Waaga Cusub ee Xiriirka Türkiga iyo Soomaaliya”

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo ka qeybgalay kulan ku saabsan “Waaga Cusub ee Xiriirka Türkiga iyo Soomaaliya”

September 10, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur, Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud iyo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In