Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Waxbarashadda XFS oo la kulmay Madaxa hay’adda DFID “Sawirro”

caqiil by caqiil
8 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Waxbarashadda XFS oo la kulmay Madaxa hay’adda DFID “Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo tacliinta sare Xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulahi Goodax Barre ayaa maanta magaalada Muqdisho  kulan kula qaatay, madaxa hay’adda DFID ee Soomaaliya Mr, Phil Evans.

Labada dhinac  ayaa  ka wada hadlay siddii loo xoojin lahaa  xiriirka ka dhexeeya hay’adda DFID iyo wasaaradda waxbarashada, gaar ahaan tageerada waxbarashada.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Wasiirka waxbarashada Xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa sheegay  in madaxa DFID  uu  sharaxaad ka siiyay  guulaha laga gaaray qorshaha mideynta manhajka, shahaadooyinka iyo imtixaanaadka.

Mr Dhil  ayaa tilmaamay in dowladdiisa iyo hay’adda uu madaxda ka yahay ay ka go’an tahay siddii loo kordhin lahaa tageerada waxbarashada.

Wasiirka waxbarashada iyo madaxda hay’adda DFID ayaa isku afgartay in la sii xoojiyo iskaashiga, isla markaana farsamo yaqaanada Wasaaradda iyo DFID ay u kulmi lahaayeen siddii ay hawlaha iyo qorshayaasha ka dhexeeya uga midho dhalin lahayeen.

Mudane Cabdulahi Goodax Barre  ayaa sheegay in wasaaradda ay  ka go’an tahay  tayeynta waxbarashada dalka iyo kor u qaadida tababarada macalimiinta.

Previous Post

Wafdi heer sare uu hoggaaminayo Wasiirka difaaca Turkiga oo berri Muqdisho ku soo wajahan

Next Post

Mareykanka:Xisbiga Democratiga oo ku guuleystay Aqalka Wakiilada

Next Post
Mareykanka:Xisbiga Democratiga oo ku guuleystay Aqalka Wakiilada

Mareykanka:Xisbiga Democratiga oo ku guuleystay Aqalka Wakiilada

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In