Friday, January 23, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Xanaannada Xoolaha Soomaaliya oo soo xiray shirka horumarinta Xoolaha “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
7 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Xanaannada Xoolaha Soomaaliya oo soo xiray shirka horumarinta Xoolaha “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Shirkan oo socday muddo seddex cisho ah ayey ka qeyb galayaashu isku weedaarsadeenย  fikrado iyo doodo ku saabsan qaabka ugu wanaagsan ee lagu horumarin karo xoolaha oo ka mid ah ilaha dhaqaale ee dalkeena iyo dadkeenuba ay ku tiirsanyihiin.

Shirka oo uu horey u daahfuray Raโ€™iisul Wasaaraha Soomaaliya mudane Xasan Cali Kheyreย  ayaa waxaaย  gabagabadiisa goob joog ka ahaa Wasiiradaย  Xanaanada xoolaha ee heer Federaal iyo heer maamul Goboleed, Xoolo dhaqato, Aqoonyahano, ganacsatada xoolaha iyo marti sharaf kale.

Related posts

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo Qatar uga qeybgalay qalin jebinta ciidanka Isku dhafka ah

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo Qatar uga qeybgalay qalin jebinta ciidanka Isku dhafka ah

January 22, 2026
Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Deegaanka XFS oo gaaray Laascaanood

Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Deegaanka XFS oo gaaray Laascaanood

January 22, 2026

Wasiirka Xanaanada Xoolaha Soomaaliya Mudane Xuseen Maxamud Sheekh Xuseen oo shirka soo xiray ayaa sheegay in laga billaabo maanta ay u hawlgeli doonaan sidii macluumaadkii la ururiyey saddexda maalin ay ugu dari lahaayeen istaraatiijiyadda.

Mudane Xuseen Maxamud Sheekh XuseenWasiirka Xanaanada Xoolaha Soomaaliya ayaa dhinaca kale tilmaamay in qodabada muhiimka ah ee shirka kasoo baxay ay horgeyn doonaan Golaha Wasiiradda si ay u meel mariyaan, isla markaana ay u noqoto istaraatiijiyad dhameystiran.

Previous Post

Akhriso Khudbadii Wasiirka Xanaananda Xoolaha ee shirka Ansixinta Istaraatiijiyadda Horumarinta Xoolaha

Next Post

Guddoomiye golaha Shacabka Soomaaliya oo la kulmay guddi loo xilsaaray dilkii ka dhacay degaannada Galmudug

Next Post
Guddoomiye golaha Shacabka Soomaaliya oo la kulmay guddi loo xilsaaray dilkii ka dhacay degaannada Galmudug

Guddoomiye golaha Shacabka Soomaaliya oo la kulmay guddi loo xilsaaray dilkii ka dhacay degaannada Galmudug

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo Qatar uga qeybgalay qalin jebinta ciidanka Isku dhafka ah

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo Qatar uga qeybgalay qalin jebinta ciidanka Isku dhafka ah

January 22, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo booqasho shaqo ku jooga dalka Qatar, ayaa maanta ka qeybgalay...

Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Deegaanka XFS oo gaaray Laascaanood

Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Deegaanka XFS oo gaaray Laascaanood

January 22, 2026
0

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hussein Ali Haji, ayaa maanta ka degay...

Guddoonka Labada Aqal ee BJFS oo xog laga siiyay hannaaka dib u eegista Dastuurka

Guddoonka Labada Aqal ee BJFS oo xog laga siiyay hannaaka dib u eegista Dastuurka

January 22, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo ay wehliyaan Guddoomiye Kuxigeenka Koowaad...

๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐†๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐š ๐๐š๐ซ๐š๐ง ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐ฎ-๐ƒ๐ฎ๐ฐ๐ข๐๐๐š ๐Œ๐š๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ง๐ญ๐š ๐€๐›๐š๐š๐ซ๐š๐ก๐š ๐จ๐จ M๐จ๐ช๐๐ข๐ฌ๐ก๐จ l๐ฎ๐ ๐ฎ s๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐ซ๐šy

Waxaa Magaaladda Moqdisho lugu soo xiray Shirka Guddiga Qaran ee Isku-Duwidda Maareynta Abaaraha, oo ay soo qaban-qaabisay Hayโ€™adda Maareynta Musiibooyinka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In