Sunday, September 27, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Sii-hayaha Wasiirka Warfaafinta oo maanta ka qeybgalay munaasabad lagu xusayay sanad guuradii Radio Kulmiye”sawiro+MUUQAAL”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
Sii-hayaha Wasiirka Warfaafinta oo maanta ka qeybgalay munaasabad lagu xusayay sanad guuradii Radio Kulmiye”sawiro+MUUQAAL”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabad lagu xusayay sanad guurada afaraad ee ka soo wareegtay aas aaska Idaacadda Kulmiye oo ka mid ah idaacadaha ka howlgalla Muqdisho ayaa waxaa ka qeyb galay Siihayaha Wasiirka Warfaafinta, Danjiraha Soomaaliya ee Kenya, xubno ka socday maamulka Gobolka Banaadir, ururka haweenka Qaranka, suxufiyiin iyo marti sharaf kale oo xafladda lagu casuumay.

Agaasimaha Idaacadda Kulmiye Abwaan Cismaan Cabdullaahi Guure oo ka hadlay munaasabadda ayaa ka sheekeeyay adeegyadii ay bulshada u qabteen, isagoo si gaar ah u xusay in waxbadan oo bulshada ka qarsoonaa ay dibadda keeneen.

Related posts

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

September 27, 2026
𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

September 27, 2026

Canab Xasan Cilmi Guddoomiye ku-xigeenka ururka haweenka Qaranka oo munaasabadda hadal ka jeedisay ayaa tilmaamtay in ay aad ugu faraxsantahay ka qeybgalka xuska afar sano guurada ka soo wareegtay markii dhibibada loo taagay Idaacadda Kulmiye.

Cabdi Xaaji Goobdoon oo ah qabiir saxaafadeed, kana mid ahaa dadkii ka hadlay xafladda ayaa xusay in Idaacadda Kulmiye ay ka midtahay idaacadaha loogu dhageysiga jecelyahay magaalada.

Guddoomiye ku-xigeenka gobolka Banaadir ee dhanka Siyaasadda Maxamed Aadan Guuled “Caano Geel”
Safiirka Soomaaliya ee Kenya Danjire Maxamed Cali Nuur Ameeriko ayaa sheegay in Idaacadda Kulmiye ay ka midtahay idaacadaha u taagan u adeegidda bulsahda, isagoo hambalyo u diray bahda Idaacadda Kulmiye.

Siihayaha Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya Mudane Mustaf Sheekh Cali Dhuxulow oo soo xiray xafladda ayaa hambalyo u diray mas’uuliyiinta iyo howlwadeenada Idaacadda Kulmiye, kuna booriyay inay sii labo jibaaraan adeegyada ay bulshada u hayaan.

Munaasabadda oo ay ka qeyb galeen faniin ayaa waxa ay madasha ku soo bandhigeen suugaan ka turjumeysa waxqadbadka Idaacadda Kulmiye, iyadoo gabo gabadii xafladda Shahaado sharaf lagu guddoonsiiyay mas’uuliyiin kala duwan oo uu ku jiray siiyaha Wasiirka Warfaafinta Mudane Mustaf Sheekh Cali Dhuxulow.

DSC04768

DSC04769

DSC04782

DSC04815

DSC04818

DSC04821

DSC04843

DSC04863

DSC04866

DSC04867

DSC04868

DSC04869

DSC04870

DSC04873

DSC04874

DSC04875

DSC04876

DSC04883

DSC04886

DSC04888

DSC04889

DSC04891

DSC04892

DSC04895

DSC04896

DSC04897

DSC04899

DSC04900

DSC04901

DSC04904

DSC04905

DSC04906

DSC04907

DSC04908

DSC04912

DSC04913

DSC04917

DSC04924

DSC04929

DSC04946

DSC04948

DSC04957

DSC04959

DSC04960

DSC04961

DSC04963

DSC04967

DSC04968

DSC04970

DSC04762

DSC04767 Sawir Qaade: Farxaan Saleebaan

Previous Post

Xukuumadda Soomaaliya oo codka kalsoonida ah ka heshay Baarlamaanka Soomaaliya “MUUQAAL”

Next Post

DAAW0-Taliyaha hay’adda Nabad Sugidda oo gaaray Dhuus-Mareeb

Next Post
DAAW0-Taliyaha hay’adda Nabad Sugidda oo gaaray Dhuus-Mareeb

DAAW0-Taliyaha hay’adda Nabad Sugidda oo gaaray Dhuus-Mareeb

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

September 27, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashanaysa Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ee Jubbaland, ayaa diyaarisay 10 matoor oo...

𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

September 27, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xarunta dhexe ee Hay’adda ku qaabilay Guddoomiyaha Hay’adda...

JSP oo Dugsiga Sare ee Mudug ka wada ololaha doorashada

JSP oo Dugsiga Sare ee Mudug ka wada ololaha doorashada

September 27, 2026
0

Xubno ka tirsan Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka ee JSP ayaa ololaha doorashada ka sameeyay xarunta Dugsiga Sare ee Mudug, iyagoo...

Xukunka Askari dilay Muwaadin Soomaaliyeed

Xukunka Askari dilay Muwaadin Soomaaliyeed

September 27, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Dable Xoogga Cabdi Aadan Ibraahim oo lagu naaneyso “Soddon” , ayaa lagu eedeeyey Dilka Marxuum Yuusuf Axmed Cabdi oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In